Home“Shirka London Iyo Wixii Ka Soo Baxay Wax Ina Khuseeya Maaha” Faysal...

“Shirka London Iyo Wixii Ka Soo Baxay Wax Ina Khuseeya Maaha” Faysal Cali Waraabe

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post)  Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng:FaysaL Cali waraabe, isla markaana ah Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigan, ayaa ka hadlay Doorashada la filayo inay dhacdo dhammaadka sannadkan, xilli qodobadii ka soo baxay Shirkii London ee Somaliya lagu soo daray qodob khuseeya wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng:FaysaL Cali waraabe oo Wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay weydiiyey sida uu u arko Shirka London loogu qabtay Somaliya iyo qodobka khuseeya Somaliland, ayaa yidhi “Shirka London iyo wixii ka soo baxay wax inaga ina khuseeya, maaha ee waa Shir Somaliya u gaar ah, Doorashada Madaxtooyaduna, wakhtigii loo muddeeyey ayey ku dhacaysa, Dadkuna kaadhadhkooda coddeynta si fiican bay u qaadanayaan, Gobolada kale insha allaah markay kaadh qaadashadu ka bilaamato waa inay dadku si fiican u qaadataan kaadhka ay ku coddeynayaan, ee ay ku dooranayaan Xisbiga ay doonaan, Komishankuna hawshiisi wuu wataa, markaas Doorashadu wakhtigeedii ayey ku dhici doontaa insha allaah, anaguna in aanu galno diyaar ayaanu u nahay”.

 

Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa mar uu ka hadlaayey dadka reer Somaliland ee iyagu ku sugan Somaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo cadaadis iyo dhibaatooyin in lagu hayo sheegay ayaa isagoo hadalkan ka sheegay munaasibad uu Xisbiga UCID qabsaday yidhi “Waad maqlayseen kuwii lahaa Diyaaradu noo soo dira, sidii South Afrika ayaa nala leeynayaa oo lanagu kaajaye, reer Muqdishana waxaan leenahay inta hadhayna dila, Jasiira ayuu qolfoofkeenii yaala, oo guriyaha ayaa reero reero la inagala baxay, oo isiro la inoo dilay, wax meel maydkoodkoodu yaala u wax doonta, inaga inaga horteena lama arag”.

Dhinaca kale Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa guud ahaan Bulshada reer Somaliland kula taliyey inay isku gargaaran, inay is caawiyaan, oo dadkooda abaaruhu hayaan u gargaaran, waxaanu ku baaqay in la isku naxariisto, oo maceeshada dadka loo jabiyo, bariyada ALLENA aan laga quuseen, ee cabsidiisa iyo baryadiisa la badiyo, si uu inoogu naxariisto.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories