Monthly Archives: May, 2017

spot_imgspot_img

Dalalka Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Iyo Dimuqraadiyadda Oo Gaadhay Laba Qodob Oo Somaliland Khuseeya

(SL.Post) Wadamada Somaliland ka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo doorashooyinka ayaa gaadhay go’aan adag oo khuseeya taageeradoodii maaliyadeed ee dhinacyadan. Dalalkan ayaa go’aansaday inaanay wax taageero...

BEEDKA laga soo waarido dalalka Dibadda oo baahidiisa laga maarmay iyo Doorka ay ku leedahay Shirkadda YALDA CHICKEN HOUSE & EGG

Mulkiilaha Shirkadda YALDA oo faahfaahin ka bixiyey Sida ay Bulshada uga haqab-tiri karaan Helitaanka Beed Tayo leh oo ku filan Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha...

Maareeyihii hore ee Wakaaladda Waddooyinka oo ka hadlay Xil-ka-qaadistiisa iyo Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Maareeyihii hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Md Xasan Cali Cismaan oo madaxweyne Siilaanyo shalay shaqada ka fadhiisiyey, ayaa ka hadlay xil-ka-qaadistiisa...

Xukuumadda oo Guddiga Doorashooyinka ku Wareejisay Baaqigii ka dhinnaa Kharashka Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Xukuumada madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Guddiga Doorashooyinka Qranka ku wareejisay Wejigii labaad ee lacagta loo qoondeeyey qabsoomidda doorashada Madaxtooyada Somaliland...

Madaxweyne Siilaanyo oo xilka ka qaaday Mareeyihii Wakaaladda Waddooyinka iyo magaca Masuul Cusub oo lagu beddelay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilkii uu ka hayay ka qaaday Maareeyihii Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Md Xasan Cali Cismaan,...

DP world Non-Bidding Construction projects Corruption Scandal in Berbera

Do Djibouti allegation to DP world misconduct was absolutely right? Do DP world has a license to corrupt Somaliland constitutional and institutional legal rights? The...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Caddeeyey Dhabbada uu Doonayo Inuu ku Maamulo Somaliland

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka qaybgalay kulan ay haweenka Degmada Axmed-dhagax Taageero ugu Muujiyeen Xisbiga iyo murrashaxiintiisa Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img