Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Warqad Furan oo ku Socota Madaxwayne A. M. Siilaanyo: Cimri Tegay Ceeb Ha Ku Sagootiyin

Mudane Madaxwayne way u dhawdahay in bogagga taariikhda lagaaga helo meelo badan oo guulo kuugu suntanyihiin. Waxa iyana badan madhahooyin taariikheed oo ficil iyo...

Maxaa Mudan In Wax Lagu Xusho?

Xulasho ama doorasho waa erey micno ahaan sheegaya hal shay amase walax la gala soo dhex baxaayo waxyaabo kala duwan , taas oo...

Bush Oo Noqday Madaxweynihii Ugu Doqonsanaa Ee Soo Mara Maraykanka, Kontonkii Sano Ee U Dambeeyey 

Washington (SLpost)- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey heerka fariidnimo iyo awoodda garasho ee madaxweynayaasha Kontonkii sano ee u dambeeyey soo maray dalka Maraykanka ayaa iftiimisay...

Madaxweyne Siilaanyo: Hoggaamiye Gacan Yarayaashiisu Ay Shahaado Qiimeyn Ah Siiyaan Iyo Dhaawaca Ay Ku Keentay Milgaha Dawladnimo

Hargeysa(SLpost)-Muddooyinkii u dambeeyey waxaa saaxadda siyaasadeed ee Somaliland ku soo kordhay shahaado sharaf qiimeyn ah oo ay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo guddoonsiinayaan qaar ka...

Prof.Axmed Ismaacil Samatar iyo Heesta Sanad Waliba Hoodiyo

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo heesta sanad waliba hoodiyo oo uu si diiran ugu luuqaynayo Axmed Ismaacil Samatar.   https://youtu.be/8o3JUpvNs7E

Qandaraasle Turki Ah Oo Muqdisho Koox Dablay Ah Ay Ku Weerartay

Muqdisho(SLpost)-Magaalada Muqdisho, dabley hubeysan oo gaadhi la socday ayaa rasaas ku fureen muwaaddin u dhashay dalka Turkiga oo ka soo baxay salaaddii Jimcaha masjidka...

Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Kisamaayo Gaadhay Lana Wareegay Goobaha Muhiimka Ah

Kismaayo(SLpost)-Ciidamo gaadhaya ilaa 250 askari oo hordhac ah oo ka socda dalka Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa soo gaadhay magaalada Kismaayo. Ciidamada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img