Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Afhayeenka Komishanka Oo Ka Jawaabay Cabashada Dadka Gobalka Togdheer Ee Ay Abaarahu Saameeyeen

Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka komishan doorashooyinka ayaa ka jawaabay cabashada qaar ka mid ah dadka deegaanka abaarahu ay saameeyeen ee Togdheer, waxa uu sheegay afhayeenku inay wakhti...

Guddoomiye Faysal oo Burco Ka Bilaabay Socdaalkii Uu Ugu Magacdaray Nabada iyo Midaynta Somaliland

Burco(SLpost)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti Uu hogaminayo ayaa socdaal ku maraya Gobolada Bariga Somalialnd , iyadoo waftiu uu xalay u...

Siyaasadda Soomaalida Iyo 2015

Sannadkii tagay ee 2015 dunida iyo soomaalidaba waayo badan buu u lahaa. Guud ahaan duruufaha nololeed iyo siyaasadeed ee dhulalka soomaalida Geeska Afrika wax...

Itoobiya Oo Sheegtay In La Dhmeystiray Qodista Laba Ceel Shidaal Ah Oo Ku Yaal Ismaamulka Somalida Itoobiya.

Addis ababa(SLpost)- Shirkada POLY-GCL ee qandaraaska lagu siiyey soo saarida shidaalka Ismaamulka Soomaalida ayaa sheegtay in ay dhamaystirtay qodista laba ceel, islamarkaana ay bilowday...

Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Dheeraado Qaybaalada iyo Qaadka

Hargeysa(SLpoat)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa shacabiga Somaliland ugu baaqay inay ka dheeraadaan qabyaalada iyo qaadka oo ah laba dhibaato oo shacbiga Somaliland naafeeyay. https://youtu.be/0C_KXPJSa8Q

SIYAASADDA MAALIYADDA IYO KAALINTA AY KA QAADATO HORUMARKA DHAQAALAHA

(QAYBTII 1AAD) Hannaanka waddan kastaa u maamulo maaliyaddiisa iyo siyaasadda uu u dajiyaa waxay door weyn ka ciyaartaa kobaca dhaqaalaha ama dib u dhac...

Muqdisho Qof Isa Soo Miineeyay Oo Maqaaxi Isku Qarxiyay

Muqdisho(SLpost)-Qof dhar isku joog ah ama suut ku labisan ayaa qarxiyay makhaayad ku taalada magaalada Muqdisho, ugu yaraan hal qof ayaana ku dhintay. Waa markii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img