HomeMaxaa Mudan In Wax Lagu Xusho?

Maxaa Mudan In Wax Lagu Xusho?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Xulashoamadoorashowaaereymicnoahaansheegayahal shayamasewalax lagala soodhexbaxaayowaxyaabo kaladuwan,taasooaad ka doorbidaysointa kaleeeaad katagaysid.Adigookusalaynaayawixiimeeshayaalay.Qasabmaaha kaaadxulatayinuuyahayshaygiiaadugujeclaydlaakiinwaxauunoqonkaraainaad kadhexxulatayintawalxoodeehortaadayaalayamamarkaaskuumuuqdayookaliya.

Xulashaduwaawaxa kalasaraysiinkaraama kalahoromarinkabulshooyinkaamaashqaasnoloshoodameelsare kagaadhay ka dibmarkay kaku kalawanaagsanaadeenmiisaan ay waxkuxusheen.Taasoomidnakor uqaada midhoos udhigikarta.

Waxaanqormadankuiftiimindoonaawaxa aymudantahay in wax lagu kalaxushoanigoo kaeegayadhinacyadan:

Kudayashadaqofkaamudan

Saaxiibka

Hogaanka

Nolosha

Nicmooyinkaillahayinasiiyaywaxauguwaynwaanicmadaislaamnida iyoiimaanka,taasoomuddan inillahayloogumahadceliyo,waanatakeenaysa innoloshaadduunyoaynukubarwaaqawnooonololfiicankunoolaano,aakhiranaaynuhelnobarwaaqadadhabtaah.

Haddabasiaynunimcooyinkaasdhabtaahaynnu ugaadho midadduunyo iyo midaakhirabaciddamudan inaynnukudayanowaanabigeeniiMuxamed(صلي الله عليه و سلم)

Innagoo umaraynakitaabkaquraankaa iyosunadiisiinabigeena,

Sidauuillaahay (SWT)tikaabkiisaquraankaainnoogusheegay.

)لَقَدْ كَانَ لَكُمْ فِي رَسُولِ اللَّهِ أُسْوَةٌ حَسَنَةٌ لِمَنْ كَانَ يَرْجُو اللَّهَ وَالْيَوْمَ الْآخِرَ وَذَكَرَ اللَّهَ كَثِيرًا[21] ‘(سورة الأحزاب

Taasoo aymudantahay inaynnukagadayanodhammaannolosheenadhinackastaooynoqotabasida

Barashadacilmiga

Akhlaaqwanaaga

Sugitaankashaqada

Kafogaantawixiixaaraana

Kudhegenaanta iyokuadkaantadiintaallah

Geesinimada

Waxbixinta

Iyodhankastaoonoloshaa.

NibigeeniiMuxamed((صلي الله عليه و سلم kasakowwaxa kaleookudayashomudanciddakusifowdayjeclaantasunnahanabigeenii iyoraacidatolmoonaaeeuuinnoojideeyay.

Sidaasdarteedwaxamudaninaadkuxulatoqofkakudayashadamudanqodobadakorkuxusan.

2.Saaxiibtinimaddawaxalagutiriyaa mid kamidaxidhiidhadaugusaamayntawayneelabaqofdhexmarikara,sidaadarteedsaaxiibkukuujiidikaraadhankawanaagsan iyodhankaxuneenoloshalabadaba.

SidauuNabigeeniiMuxamed((صلي الله عليه و سلمuuyidhi

(المرء على دين خليله)

Waxawaajibah inqofka waxgaradkaahiinuuaadisagafiiriyociddauusaaxiibka kadhiganayosiaanumaalinkaxisaabtaeeilllaahayhortiisa lataaganyayugacalaalinsaaxiibkiisiiadduunyadauuwehelka kadhigtayeehaleeyay.

ليتني لم أتخذ فلانا خليلا” (الفرقان28 :

Saaxiibkumaaha midsaamaynkulehaakhiradaadaookaliyaeewaa midsaamaynkulehadduunkaintaaadjoogtohorumarkaaadkagaadhikarto,sidoo kalewaa midlagacabirqaadankaroshaqsiyadaadaoolaguguqiimaynkarocidaaadtahay ,waa midkuurumaynkarariyooyinkaaadkuriyootointaadnooshay,sidaadarteedwaainaadkudoorataaqofkasaaxiibkaanoqonayaqodobadan.

Diinjacaylkiisa

Inuuyahayqofdhankawanaagsan waxeega (optimistic)

Midcafisbadan

Middadkasamahafara

Midkugarabistaaagikaraxiliyadaadag

Qalinkii :-AxmedBaasheAadan

axmedbashe14@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories