Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ingiriiska Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
UK(SLpost)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo safar shaqo ugu baxay qaar kamid ah wadamada...
Prof.Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Xisbiga Waddani
Hargeysa(SLpost)-Prof.Cabdisalaan Yaasiin ayaa ku dhawaaqay inuu tartankii musharaxnimo ee gudaha xisbiga Waddani uu uga tanaasulay musharax Cabdiramaan Cirro oo wakhtigan ah musharaxa la filaayo...
Shirkii U Socday Beesha Koonfurta Laasacaanood iyo Wasiirada Somaliland Oo Is Afgarad Lagu Soo Gunaanaday
Caynaba(SLpost)-Shir balaadhan oo mid ka mid ah beelaha gobalka Sool ay la lahaayeen wasiiro ay ka mid ahaayeen wasiirka arimaha gudaha iyo wasiirka madaxtooyada...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Kormeer Ku Tagay Gobalka Hawd
Baligubadle(SLpost)-Guddoomiyaha makamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa kormeer ku tagay goobaha maxkamada ee gobalka Hawd, waxaana ku wahelinaayay gudoomiyaha wasiirka cadaalada iyo masuuliyiin kale. https://youtu.be/74DqPzgI73U
Israa’iil oo Diiday in Man-hajka Dugsiyadeeda Lagu Daro Buug ka Hadlaya Jacayl Dhexmaray Carab iyo Yuhuud
Tel Aviv (SLpost)- Wasaaradda Tacliinta ee dalka Israa’iil, ayaa diiday codsi lagu dalbaday in dugsiyada man-hajkooda waxbarasho lagu daro buug ka waramay qiso jacayl...
Booliska Jarmalka Oo Ka Hadlay Goobo Bartilmaameed Weeraro U Ahaa Oo Ay Xidheen
Jarmalka(SLpost)-Boliiska Jarmalka waxay sheegeen in digniinta ku saabsan suurta galnimada weerar ay kooxda sheegata dowladda Islaamiga ah soo qaaddo sanadka cusub ay ahayd mid...
Waa maxay yoolkaagu ?
Waa malin rajadu cusub tahay, la bilaaby xaashi kamid ah nolasha, aan sii galbinay sannad nagu laha sameyn,khayr iyo sharba. Aan sagootinay dad qiimo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

