HomeAfhayeenka Komishanka Oo Ka Jawaabay Cabashada Dadka Gobalka Togdheer Ee Ay Abaarahu...

Afhayeenka Komishanka Oo Ka Jawaabay Cabashada Dadka Gobalka Togdheer Ee Ay Abaarahu Saameeyeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka komishan doorashooyinka ayaa ka jawaabay cabashada qaar ka mid ah dadka deegaanka abaarahu ay saameeyeen ee Togdheer, waxa uu sheegay afhayeenku inay wakhti dheeri ah ugu darayaan deegaanada abaarahu ay ka jiraan si dadku ay wakhti ugu helaan inay is diiwaangaliyaan.

Siciid CalI Muuse Afhayeenka komishanka doorashooyinka oo ugu horayntii ka hadlayay kulan ay qaateen xubno ka socday xisbiyada qaranka waxa uu yidhi”Kulankan aanu lahayn waxa uu ahaa maadaama oo uu wakhtigii soo dhawaaday inaan is dardar galino oo hawalahu halkay marayaan aanu wada socono,iyaguna waxii talooyin ay ee ay soo jeedinayaan aanu helno waayo kimishanku waxay u shaqaynayaa waa xisbiyada iyo wadanka.”

Afhayeenka komishanka waxa jawaab ka bixiyay cabashada dhawaan ay soo jeediyeen dadka deegaanka gobalka Togdheer oo ay qaarkood abaaro sameeyeen”Komishanku waa uu ka warqabaa duruufaha wadanka ka socda, hadii ay abaar ahaan lahayd iyo hadii ay wax kale ahaan lahayd waanu ognahay in aan meelaha qaarkood dadku sidii ay u daganaayeen aanay u daganayan maanta,markaas waxa jira barnaamij aanu ugu talo galnay oo aanu wadno imika oo ah in xiduudaha dalka gaar ahaan ta Itoobiya in wakhtigii caadiga ahaa ee diiwaangalintu soconaysay ee qalabka dib loo soo qaadayay inaan wakhti ugu darno goobo cayiman oo ay sii shaqeeyaan ilaa inta dhaqaalahu noo saamaxayo, wax kale oo aanu qaban karanaa ma jirto.”

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories