Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Maxamed Bulshaawi iyo Heesta Susub (KAALAY IGA BAANO) 2016

Hargeysa(SLpost)-Fanaanka Da'da yar ee Maxamed Bulshaawi ayaa soo saaray sanadka cusub hees la magac baxday Kalaay Iga Baano. https://youtu.be/NaJ4Hi4HqYU

Maraykanku Waxa Uu Dhegeystay Talefanada Raysalwasaraha Yuhuuda 

Washington (SLpost)- Wargeyska Caanka ah ee Wall Street Journal oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa fashiliyey in dowladda Maraykanku ay si sir ah...

Dawladda Turkiga Oo Laga Dareemayo Inay Muujinayso Inay Dhex Ka Tahay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Hargeysa(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa laga dareemayaa inay isu dhigayso inay dhexdhexaad ka tahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, tan iyo markii ay bishii november siyaasiyiinta...

Safaaradii Sucuudiga Ee Dalka Iiraan Oo Mudaharaadayaal Dawladu Taageersantahay Ay Gubeen

Tahran(SLpost)-Dibadbaxayaal ka caraysan dilkii uu Sucuudiga u gaystay wadaad caan ah oo Shiica ah ayaa waxa ay weerareen safaaradda Sucuudiga uu ku leeyahay Iiraan. Dad...

Israa’iil oo Adkaynaysa Ammaanka Deegaanada Carabta Kadib Cabsi Soo Waajahday

Israa'iil(SLpost)-Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in la adkeyn doono ammaanka deegaanada Carabta Israa'iil kaddib markii Jimcihii ay ka dhacday toogasho magaalada Tel...

Sucuudiga Oo Dil Ku Fuliyay 47 Qof Oo Uu Ka Mid Yahay Wadaad Shiico Oo Caan Ah

Sucuudiga(SLpost)-Dawladda Sucuudi carabiya ayaa maanta dishey 47 qof oo uu ka mid yahay wadaadka caanka ah ee Shiicada Nimir Al-Nimir, kuwaas oo ay ku...

Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo Ka Hadlay Xalinta Shaqaaqadii Berbera

Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka warmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Berbera oo hal qof uu ku naf waayay oo ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img