Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Wasaarada Kaluumaysiga Oo Kaluumaysatada Ugu Baaqay Inay Is Diiwaangaliyaan

Hargeysa(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada kaluumaysiga Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa ugu baaqay kaluumaysatada Somaliland inay doonahooda iyo shaqooyinkoodaba ay diiwaangaliyaan si looga sooco dadka...

Faysal CalI Waraabe Oo Cali Khaliif Ku Tilmaamay Sharwade

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sharwade ku Tilmaamay Cali Khaliif Galaydh oo ku baaqay in ay hor istaagi doonaan...

Cali Guray Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Duray Musuqmaasuq

Hargeysa(SLpost)- Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa komishanka doorashada ku eedeeyay inay lunsadeen lacagtii wacyigelinta diwaangalinta codbixiyeyaasha. Waxa kale oo...

Abaaro Si Daran U Saameeyay Deegaanada Faraweyne,Arabsiyo iyo Dilla

Hargyesa(SLpost)-Abaaro Saamayn ku yeedhay deegaanka xoolaha iyo dadkii ku noolaa, waxaana barnaamijkaas soo daayay HCTV, Maxamed Kuraase. https://youtu.be/wfvGAi1_3YE

“Uma ogalaanayno inay doorashooyin ka dhacaan Sool,Sanaag iyo Cayn…” Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa(SLpost)-Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ku hanjabay in aanay aqbalayn inay doorashooyin ka dhacaan gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn, waxaanu ku tilmaamay doorashooyinkaas...

“Waxaan u nimi baarlamaanka Jabuuti in aanu cilaaqaadkii labada gole soo celino…”Baashe Maxamed Faarax

Jabuuti(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax ayaa ka xogwaramay safar shaqo oo ay ku joogaan dalka Jabuuti. Waxa uu gudoomiye ku xigeenku...

Iran oo Ku Dhawaaqday Inay Wadahadal Diyaar U Tahay In Lagu Xaliyo Xiida Sucuudiga Ka Dhextaagan

Iran(SLpost)-Dowlada Iran ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal la xariira daminta xiisada ka dhex aloosantay Boqortooyada Sucuudiga iyo Dowlada Iran. Wasiirka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img