HomeWasaarada Kaluumaysiga Oo Kaluumaysatada Ugu Baaqay Inay Is Diiwaangaliyaan

Wasaarada Kaluumaysiga Oo Kaluumaysatada Ugu Baaqay Inay Is Diiwaangaliyaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada kaluumaysiga Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa ugu baaqay kaluumaysatada Somaliland inay doonahooda iyo shaqooyinkoodaba ay diiwaangaliyaan si looga sooco dadka bada sharaci darada kaga kaluumaysta,

Waxa uu sidan ku sheegay wasiir ku xigeenku mar uu maanta warbaahinta la hadlaayay, waxaana hadalkiisa ka mid ah“Maadaama badii lagu soo noqday oo aanu filayno inay kaluumaysatada Somaliland ay u diyaar garoobeen goobihii shaqada iyo kaluumaysiga waa inay intii aan nasiib u helin inay is diiwaan geliyaan iyaga iyo doonyahooda ay is diiwaan geliyaan,ujeedada diiwaan gelintuna waa inaynu doonyaheena ka soocno doonayaha kaluumaystada kale ee ay leeyihiin umadaha kale ee ku soo xad gudba bada Somaliland, sidaas darteed waxay xaq u yeelan doonaan inay caalaamada somaliland ka muuqan doonto doonyaheena, taas oo ciidamada amniga iyo cid kasta oo ku mashquulsan kala garashada cadawga iyo dadka Somaliland ay u fududaan doonto inay kala gartaan, shacabka Somaliland ee ku mashquulsan kaluumaysigu waa inay ku deg degaan oo ay qaataan lanbarada doonyaha iyaguna ay is diwaan geliyaan.” Ayuu yidhi wasiir ku xigeenka wasaarada kaluumaysiga somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories