Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Maxaa Dunida Qayb na Ka Dhigay Faqiir Kuwana Qani?  Q4aad

Qaybta 4’aad Buuggu waxa uu leeyahay “Qaramadu waa kuwo duma, waxa na sabab u ah hay’adaha dhaqaalaha ku saabsan, ayaan ahayn kuwo abuura waxa ay...

Daawo:-Wadada Ceerigaabo Oo Soo Gaadhay Tuulada Fadhigaab

Ceerigaabo(SLpost)-Wadada Ceerigaabo qaybta ka soo socta dhanka magaalada Ceerigaabo ayaa soo gaadhay Tuulada Fadhigaab oo hoostimaada degmada Garadag.   https://youtu.be/eqZ7eksowvc

Gobal Ka Mid Ah Maraykanka Oo Dabaylo Ku Dufteen iyo Digniinta La Bixiyay

 Us(SLpost)-Dabeylo ka dhashay dariimaad ku yimid badweynta Pacifiga ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka California ee dalka Maraykanka. Dabeylaha ayaa keenay roobab waaweyn oo aad...

Turkiga Oo Saldhig Milatari Ka Samaysanaya Somaliya Iyo Dareenka Taagan Ee Reer Somaliland

Istanbul(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa sheegtay inay saldhig milatari ka dhisanayso wadanka Somaliya. Emel Tekin oo ah madaxa wasaarada arimaha dibada dowlada Turkiga ee masuulka ka ah...

Qaramada Midoobay Oo Cunaqabtayn Cusub Saaraysa Kuuriyada Waqooyi

Hargeysa(SLpost)-Golaha ammaanka ee Q.M. ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay cuna qabateyn cusub ugu saari lahaayeen Kuuriyada Waqooyi tijaabinteda cusub ee Nukliyerka, halka...

Ma Run Baa In Cabdicasiis Maxamed Samaale Ka Baydhay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Ku Bahoobay?

Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga hadalka cad ee Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa la sheegayaa inuu gees uga baydhay siyaasiyiinta ay saaxiibada yihiin ee ay ku wada bahoobeen isbahaysiga...

Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadashay Qaabka Ay Doonayaan Inay Dib Ugu Bilawdaan Wadahadaladii Somaliya Ka Dhaxeeyay

Hargeysa(SLpost)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadashay inay wakhtigan danaynayaan in wadahadalada Somaliland iyo Somaliya Turkigu uu ka naqdo dhex dhexaadiye halka marka hore...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img