Home"Uma ogalaanayno inay doorashooyin ka dhacaan Sool,Sanaag iyo Cayn..." Cali Khaliif Galaydh

“Uma ogalaanayno inay doorashooyin ka dhacaan Sool,Sanaag iyo Cayn…” Cali Khaliif Galaydh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ku hanjabay in aanay aqbalayn inay doorashooyin ka dhacaan gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn, waxaanu ku tilmaamay doorashooyinkaas riwaayad.

Sida oo kale waxa uu ku baaqay in aan wakhtigan loo baahnayan dhiig daata, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi“Warar badan ayaanu warbaahinta ka maqlaynay oo ay leeyihiin doorashooyinbaanu meesha ka qabanaynaa, doorashooyin ay Somaliland leedahay oo ka dhacaaya dhulka Maakhir iyo Khaatumo ma jirayaan, waa riyo doorashooyin iyo waxan ay sheegayaan awaliba ma dhici jirin hadana dhulkooda iyo dalkooda ha ku eekaadeen, waxaanu leenahay dhiig danbe oo daata iyo colaad hor leh oo la eedo looma baahna, Somaliland waxaanu leenahay madaxdeeda iyo kuwa leh masuulbaanu u nahay arimahaas armay fiicantahay inay ka waantoobaan, uma ogalaanayno inay doorashooyin ka dhacaan Sool,Sanaag iyo Cayn, ciday doonayaan inay qanciyaan oo riwaayado u dhigaan meelahooda hawga dhigeen, waa laga ayaabaa inay soo diraan sadex tikniko ah waanan maqlaynay niman meelahaas mar maraaya anaguna waxaanu leenahay waar nina calaacashiisa qoraxda kuma qarin karo, armay dantu ku jirtaa in aynu nabad wax ku wada raadino, wax badan ayaa inaga dhaxeeya ee armay fiican tahay danahaas aynu wada leenahay aynu u soo noqono oo caqli iyo xikmad la isticmaalo oo aan colaadii hore u jirtay iyo carqaladii dadkaas lagu hayay laga dhaafo.”

Cali Khaliid Galaydh oo ah hogaamiyaha khaatumo ayaa inta badan ah dibad wareeg dhuumaalaysta oo maleeshiyaadkii uu urursan jirayna ay ka kala dareereen kadib markii ay soo food saartay dhaqaale daro baaxsani.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories