Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Xukuumada,Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Kiraysatay iyo Shaqaalii Haamaha Oo Isku Jiq Ah

Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka warshadaha Cali Dhagole ayaa daboolka ka qaaday inay isku dhaceen maamulkii ganacsatada ee ay ka kireeyaan haamaha shidaalka isla markaasna uu...

WFP Oo Beenisay Eedeymaha Dawlada Soomaaliya

LONDON(SLpost)-War qoraal ah oo hay’adda WFP ee cunnadda u qaabilsan Qaramada Midoobay ay soo saartay ayey ku beenisay eedaymaha kaga yimid dawladda Soomaaliya ee...

Iran: Sacuudiga waxaan uga dacwooneynaa UN

Iran(SLpost)-Dowladda Iran ayaa sheegay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay u gudbin doono dacwad ku aaddan duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha Sacuudiga ay...

Xisbiga Kulmiye Oo Beeniyay In Muuse Biixi uu Cirro Ku Duray Inuu Xeerarkii Doorashada Ku Fadhiyo

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa beeniyay hadal dhawaan uu afhayeenka xisbiga Waddni Ibraahin Mahdi Buubaa ka jeediyay magaalada Burco oo uu ku...

Badhasaabka Cusub Ee Togdheer Oo Balanqaaday Inuu Dhisi Doono Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay oo Dayacan

Hargeysa(SLpost)-Badhsaabka cusub ee dhawaan loo magacaabay gobalka Togdheer Maxamed Ibraahin Qabo, ayaa balan qaaday inuu dhisi doono aqalkii lagaga dhawaaqay Somaliland oo wakhtigan ah...

Somaliya Oo Xidhiidhka U Jartay Iran Una Qabtay Diblamaasiyiinteeda Inay Dalka Kaga Baxaan 72 Saacadood

MUQDISHO(SLpost)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay xidhidhka u jartay dalka Iran, kadib go’aan kasoo baxay golaha wasiirada. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa...

Iran oo sheegatay in safaarad laga weeraray

Iran(SLpost)-Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Iran waxaa uu sheegay in Sacuudi Careebiya ay mas'uul ka tahay burbur dhismaha safaaradda ee magaalada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img