HomeCali Guray Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Duray Musuqmaasuq

Cali Guray Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Duray Musuqmaasuq

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)- Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa komishanka doorashada ku eedeeyay inay lunsadeen lacagtii wacyigelinta diwaangalinta codbixiyeyaasha. Waxa kale oo uu tilmaamay inay komishanka soo galeen lacago badan oo cid aan iyaga ahayni hayn xisaabtooda.

 Farriin Qoraal ah oo bartiisa Facebook uu ku baahiyay Cali Guray ayaa u dhignayd sidan “Ha Fadhido Farow Miyaa? Mar kasta waxa mashaariicda muhiimka ah ee Somalland fashiliya waxay marka ugu horaysaba noqotaa dhinaca wacyi gelinta oo cidda maamulka mashaariicda gacanta ku haysaa ay ka gaabiso inay si mug leh u agaasinto.

Mararka qaarkoodna kharashka marka horeba yaraa ee loo qoondeeyo wacyigelnta ayaa noqda wax si dhib yar loo lunsan karo waayo marxaladda qorshaynta hore ayaanay wacyigelinta ku qeexnayn natiijooyin la cabiri karaa(measurable results) taas oo noqon karta wax loo kaso si loo leexsado kharashkii hadana aan loogu heli karin cadaymo. Taas oo keeni karta in wacyigelin hadii si haboon loo fulin lahaa ay dadku fahmi kari lahaayeen wax madmadow ahina aanu yimaadeen ayaa keeni kara in boqol kun oo la lunsaday uu u fashilo mashruuc toban milyan oo doolar qiimohiisu gaadhi karo.

Waxa nasiib darro ah Komishankani wuxu helay 300 000$ oo ka baxsanayd kharashkii Diiwaangelinta codbixiyaha loogu talo galay ee EUda iyo Dawladdu ay qaybsadeen taas oy ka heleen Haya’d kale oo aan iyadu ku lug lahayn arimaha doorashooyinka Somaliland. Dabcan kharashka diiwaangelintana waxa loo qoondeeyay Wacyigelinta miisaaniyad gaar ah si loo isticmaalaya labada lacagayow cid ka warqabta oon komishanka ahayni ma jirto lakiin waxa keliya ee aan la dafiri karini waa wacyigelinta maqan ama heer ahaan aadka u hoodsysa oo sabab u ah madmadow badan oo ka muuqda hawlaha dhinaca Diiwaangelinta ee Komishanku gacanta ku hayo. Sua’aadhuna waxay tahay goldaloolooyinka muuqda oo dhan ma waxaynu u nisbayn karnaa khibrad yaraanta xubnaha Komishankan Cusub mise wax kale ayaa jira? La arki doonee”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories