HomeIran oo Ku Dhawaaqday Inay Wadahadal Diyaar U Tahay In Lagu Xaliyo...

Iran oo Ku Dhawaaqday Inay Wadahadal Diyaar U Tahay In Lagu Xaliyo Xiida Sucuudiga Ka Dhextaagan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Iran(SLpost)-Dowlada Iran ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal la xariira daminta xiisada ka dhex aloosantay Boqortooyada Sucuudiga iyo Dowlada Iran.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Iran Mohammad Zarif ayaa Arbacadii shalay soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay in wadahadal lagu xaliyo xiisada ka taagan gobalka isagoo sheegay in wadamada Islaamka u baahan yihiin inay iska kaashadaan la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah.

Xiisadan ayaa ka dhalatay dilkii ay dowlada Sucuudiga Sabtidii lasoo dhaafay ku fulisay wadaad Shiico ah oo la yiraaho Nimr Al Nimr iyo 46 qof oo kale oo ay dowlada Sucuudiga ku eedaysay falal argagaxiso. Nimr ayaa kamid ahaa hogaamiyayaasha shiicada ku nool dalka Sucuudiga, wuxuuna horey u waday kacdoon aan hubeysneyn oo looga soo horjeedo xukunka Boqortooyada Sucuudiga.

Shiicada oo si weyn uga caroortay dilka Wadaadkaasi ayaa banaanbaxyo ka dhigay dalal kala duwan, shacab careysan ayaa sidoo kale xoog ku galay safaarada Sucuudiga ku leeyihiin magaalada Tehran ee caasimada Iran, halkaasi oo burbur loo geystay aqalka Safaarada Sucuudiga.

Dowlada Sucuudiga ayaa bilowday olole diblumaasiyadeed oo ka dhan ah dowlada Iran arrintaasi oo ay uga jawaabeyso xadgudubka lagu sameeyey Safaaradeeda Tehran, waxaana arrintan ku taageeray dhowr wadan oo ah Carab iyo dalalka Islaamka ah oo ay ku jirto Soomaaliya oo cambaareeyey falkaasi ka dhacay wadanka Iran.

Khubarada falan-qeeya siyaasada bariga dhexe ayaa qaarkood sheegaya in xiisada Iran iyo Sucuudiga ay dhici karto inay dani ugu jirto labadaasi dal oo hoos u dhac ku yimid dhaqaalahooda kadib markii qiimaha batroolka ee caalamka uu hoos u dhacay, waxayna xiisadan keeni kartaa in qiimaha shidaalka markale sare ugu kaco, taasi oo faa’iido dhaqaale u ah labadaasi wadan ee shidaalka soo saara.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories