Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdikariin Xuseen Xaashi iyo Xamda Jaamac Xasan

Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Somalilandpost Khadar Iid Kaariye, xaaskiiisa iyo Carruurtiisa, iyo dhammaan Hawl-wadeennada shabakadda, Maamulka iyo Hawl-wadeennada Shirkadda Raasamaal Technology. Liibaan Xaaji Fagadhe, Cabdicasiis...

Guddoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaaladda ee Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay Laba Guddi

Hargeysa (SLpost)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed waxa uu maanta magacaabay...

Qaabka Telefishinnada Dalka ka hawlgalaa u baahinayaan Waxyeellada Abaarta oo laga shiray

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan uu la yeeshay Telefishinada Dalka...

Somaliland: Khudbadaha Salaadda Jimcaha oo loo gaar-yeelay Abaaraha ka jira dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland, ayaa fartay dhamaan masaajidada dalka in Salaadda jimce ee maalinta berri khudbadaha gaar looga dhigo ka qayb...

Kulmiye oo Go’aan muddeysan ka soo saaray Xafladaha taageerada loogu muujiyo Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa ku dhawaaqay inay gabi ahaanba joojiyeen qabsoomidda munaasibadaha taageero-raadista ah ee Xisbigu u qabto taageerayaashooda...

Kulan Qaadhaan loogu ururiyey Abaaraha oo Madaxtooyada ku qabsoomay iyo Xaddiga Lacag ay ku yabooheen Ganacsatada waaweyn ee dalku

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada, ayaa maanta kulan ballaadhan kula qaatay Qasriga...

MA-HADHOOYINKA SAFARKAYGII QAYDARLEBIILE – Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan, Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada JSL

Abbaaro 9:30kii habeennimo ee Axaddii toddobaadkan, 6dii Noofambar, 2016ka, ayaa la ii soo sheegay in hooyaday Faadumo Diiriye Xandulle uu xanuun kedis ahi ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img