Wasiirro Cusbitaalka guud ee Hargeysa ku booqday dadweyne iyo Askar booliska Ah Oo ku dhaawacmay rabshado ka dhacay Hargeysa Stadium
Hargeysa (SLpost- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, kana koobnaa, Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md. Yaasiin X....
Xisbiga WADDANI oo ka hadlay khilaafka Xisbiga UCID, taageerona u muujiyey Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumaddu ka raacday Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa si kulul u cambaareeyey inay Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyaa ku kacday tallaabo...
Murashax Muuse Biixi Cabdi oo Ka Hadlay Abaaraha ka taagan Bariga iyo Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacday Garoonka Hargaysa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ahna Murashaxa madaxweynaha ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay abaaraha ka taagan gobollada...
Garabyada Xisbiyada UCID oo Shirar aan Caadi ahayn ku kala Qaybsaday Koonfurta iyo Galbeedka Hargeysa & Xukuumadda oo kala taageertay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Khudbad ka jeediyey Shirweyne aan caadi ahayn oo Garabka uu Hoggaamiyo...
Dadweynaha ku Dhaqan Bariga Hargeysa oo Muujiyey Taageero Ballaadhan oo ay u Hayaan Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (SLpost)- Dadweynaha ku dhaqan degmooyinka bariga magaalada Hargeysa, ayaa si weyn u muujiyey taageerada baaxadda leh ee ay u hayaan xisbul-xaakimka talada Somaliland...
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Dhaawac Lugta Ka Soo Gaadhay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa gurigiisa ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Saylaci oo...
DAAWO Warbixin laga diyaariyey Goobtii Dagaal ee ugu dhimashada badnayd inta la ogyahay
Dhammaadkii bishii August Sanadkii 1942 ciidamadii Adolf Hitler waxay kabaabiga u soo fadhiisteen Magaalada Stalingrad ee Koonfurta Ruushka iyagoo haysta amar ah inay magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

