Daawo Warbixin Wariye Khadar M Cakulle ka diyaariiyey Abaaraha ka taagan Gobollada Bari iyo Dhacdooyin Naxdinta leh oo soo if-baxay
Hargeysa (SLpost)- Weriye Khadar Maxamed Cakulle oo ka tirsan masuuliyiinta iyo Suxufiyiinta Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan telefishanka qaranka, ayaa warbixin uu ugu kuur-galayo xaalada...
“Abaarta Gobollada Bari Ka Jirta Oo Dhan Nin kaliya ayaa Qaata Wixii La Siin Lahaa” Sh. Aadam-Siiro + Video
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay waxa Shareecada Islaamku ka qabto ilaalinta iyo daryeelka Hantida Ummadda ka dhaxeysa...
Sidee bay Xisbiyada Qaranku Cod Uga Doonayaan Bulshada Ku Dhaqan Gobolada Bariga Somaliland Haddii aanay uga Gurman Abaaraha ka jira? – Warbixin
Xaalada gobolada bariga ayaa laga soo qaylinayaa waxaana dhamaan shuf beelay oo dhamaaday xoolihii ay dadku haysteen yadoo laga cabsi qabo in nafaha dadku...
Somaliland Oo Lagu Casuumay Shir Maalgashi oo Turkigu U Qabtay Dawladaha Afrika iyo Meeqaamka lagu qaabilay
Istanbul (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu martiqaaday shirka caalamiga ah ee dalka Turkigu u qabtay dawladaha Afrika, kaas oo ka socda Magaalada Istanbul. Shirkan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

