Daawo: Muj: Xasan guure jaamac oo kuTaliyey in ay xukuumaddu dhinto kharashaadka ku baxa waxyabaha aan munaasibka ahayn, si dadka Abaartu saamaysay taakulo loo...
Muj: Xasan guure jaamac oo kuTaliyey in ay xukuumaddu dhinto kharashaadka ku baxa waxyabaha aan munaasibka ahayn, si dadka Abaartu saamaysay taakulo loo gaadhsiiyo. https://youtu.be/C2Ri5jq5PSI
DAAWO Dabaal-Degyo Xooggan oo galabta Gilgilay Boorame Kaddib Guuushii Xulka Gobolka Awdal
Boorame (SLpost)- Dadweyne tiro badan oo damaashaadaya ayaa gelinkii dambe ee maanta isugu soo baxay caasimadda gobolka Awdal ee Borama, kaddib guushii Xulka Kubadda...
Ganacsade, Adaa Abaarta Keenay! – W/Q: Faysal C Madar (Faysal Qumuj)
Illaahay waxaan ka baryaynaa inuu ilaahay abaaraha naga soo jabiyo, waxa aynu wada ognahay samaynta taban ee abaaruhu inagu leeyihiin, iyo in inta badan...
Cali Guray oo ka hadlay Ujeeddada Kulan Goob-joog uu ka ahaa oo Dhexmaray Muuse Biixi & Jamaal Cali iyo Cidda codsatay
Cali Guray oo markii u horeysay Dhaliilay Jamaal Cali Xuseen & Hankiisa Siyaasadeed, kana hadlay cidda uu taageeradiisa siyaasadeed u hibaynayo Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Cali...
Xulka Kubadda Cagta Gobolka Awdal oo Ku Guulaystay Tartanka Ciyaaraha Todobaad ee Gobollada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xulka Kubadda Cagta ee gobolka Awdal ayaa si rasmi ah ugu guulaystay Koobka Tartanka Ciyaaraha kubadda Cagta ee gobollada Somaliland, kaddib markii...
Muxuu Xisbiga WADDANI kaga qayb-qaatay Taakuleynta iyo Gurmadka Abaaraha Gobollada Bari?
Burco (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo isaga iyo weftiguu hoggaaminayaa ay socdaal ujeedkiisu yahay gurmadka Abaaraha deegaanada bariga Somaliland u...
Hambalyo Meher Wacan: Faysal C/salaan Cali iyo Muna Cali Cabbaas
Tifaftiraha Shabakadda Somalilandpost Khadar Iid Kaariye, xaaskiiisa iyo Carruurtiisa, iyo dhammaan Hawl-wadeennada shabakadda, waxay hambalyo meher Wacan u dirayaan Faysal Cabdisalaan Cali ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

