HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdikariin Xuseen Xaashi iyo Xamda Jaamac Xasan

Published on

Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Somalilandpost Khadar Iid Kaariye, xaaskiiisa iyo Carruurtiisa, iyo dhammaan Hawl-wadeennada shabakadda, Maamulka iyo Hawl-wadeennada Shirkadda Raasamaal Technology.

Liibaan Xaaji Fagadhe, Cabdicasiis Cali Nuur, Siciid Cumar Maahir, Idiris Cabdiqaadir, Guuleed Xasan Maxamed, Cabdixakiin Muxumed Xasan, Axmed Maxamed Cabdilaahi, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdirashiid Daahir Qaabil.

Dhammaan Asxaabtaasi waxay hambalyo meher Wacan u dirayaan

Cabdikariim Xuseen Xaashi

iyo

Xamda Jaamac Xasan

Oo Meherkoodu maanta oo taariikhdu tahay 10-kii November 2016 ku qabsoomay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa. Waxaanay Leeyihin Eebbe haydinka Yeello Lammaanihii Aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo, Ubad Kheyr qabana kala hela. Aamiin…………….Aamiin…………..Aamiin

 

Latest articles

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has held a meeting with Taiwan’s...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved a resolution calling for justice...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National Security, Abdalle Mohamed Arab, has...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following reports that security forces have...

More like this

Boodhari Mills: Laf-dhabarta Wax-soo-saarka iyo Horumarka Dhaqaalaha Somaliland

HARGEYSA (SLpost)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay...

Carruurta Derbi-Jiifka ah – QALINKII HIBO CIISE

Hordhig Derbi-jiif sida laga soo dheegan karo magaca waa qof derbiyada u hoyda amaba aan...

Caruurta Derbi-Jiifka ah. Hibo Ciise (Basbaaso)

Hordhig Derbi-jiif sida laga soo dheegan karo magaca waa qof derbiyada u hoyda amaba aan...