Axsaabta Siyaasadda Somaliland Oo Mowqifyo Kala Duwan Ku Qaabilay Go’aanka Kala Qaadista Dorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aanka dowladdu ku kala-qaadday Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Madaxtooyada oo qorshahoodu ahaa inay...
“Haddii Ay Dhacdo In Caalamku Inaga Caawin-waayo Doorashada, Waa Wax Inagu Aynu Ku Filanahay” Wasiirka arrimaha dibada
Hargeysa (SL.Pots) Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay Xukuumadd ahaan ka maarmi karaan dhaqaalaha ay beesha caalamku kaga taageerto...
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Labada Doorasho Ee La Kala Qaaday
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay go'aankii Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha...
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay War-murtiyeedkii Xisbiga WADDANI Ku Qaadacay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SL.Post) Wasiir ku xigeenka Wasaarda warfaafinta Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil, ayaa ka jawaabtay War-murtiyeedkii xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku qaadacay kala...
Xisbiga WADDANI Oo Maxkamada Sare U Gudbiyey Dacwad Ka Dhan Ah Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SL.Post) Masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa Maxkamadda sare ee Somaliland u gudbiyay dacwad ka dhan ah go'aankii Madaxweyne Siilaanyo ku kala...
“Nin Kasta Oo Dhaqaale Weyn, Waxaanu U Sheegaynaa Inaan Taladayada Cidina Noo Yeedhin” Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa (SL.post) Guddoomiyaha xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey baaqii beesha caalamku ka soo saartay go’aankii Madaxweynaha...
Madaxweynaha Somaliland oo si Adag uga Jawaabay Hanjabaad ka soo yeedhay Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka jawaab-celiyey mowqif diidmo ah oo beesha caalamka ee taageera geeddi-socodka dimuqraadiyadda Somaliland ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

