HomeUjeedada Kulan Dhex-maray Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe

Ujeedada Kulan Dhex-maray Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Kulankan magaalada Hargeysa ku dhex-maray Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo KULMIYE, ayaa tibaaxuhu sheegeen in lagaga wadahadlay khilaafka xisbiga UCID oo laga war-sugayo inay go’aan ka soo saarto Maxkamada sare dacawada u dhaxaysa Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen

14265005_1166435283379347_1455225326311890324_n

 

Xogaha ayaa intaas ku daraya in kulankan ay yeesheen Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe in musharraxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Guddoomiye Faysal ku qaniciyay inuu dejiyo qorshe siyaasadeed oo nuxurkiisu yahay sidii uu caqabad ugu noqon lahaa musharraxnimada Jamaal Cali Xuseen oo Muuse Biixi halgan siyaasadeed ugu jiro sidii uu u hantiyi lahaa codka gobolka Saaxil iyo beesha Subeer Awal oo ay Muuse iyo Jamaal ka soo jeedaan, islamarkaana aanay meesha uga bixin kalsoonida KULMIYE ka raadinayo bulshada Berbera.

 

 

Musharraxa Madaxweynaha xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa isagu hore ugu eedeeyay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahan musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi inuu caqabad ku yahay hankiisa siyaasadeed uu ku doonayo hoggaaminta Somaliland.

 

 

 

Somalilandpost.net

 

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories