Erdogan Iyo Obama Oo Afgambigii Turkiga Ka Dib Kulmay
Hanju (SL.Post) Iyadoo dalka Shiinaha uu maanta ka furmay shirka dalalka la isku yidhaahdo G20, ayaa Madaxweynaha Maraykanka Barrack Obama iyo Madaxweynaha Turkiga Raccep...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Munaasibad Loo Qabtay Dufcadii 13-aad Ee Ka Qalin-jabisay Jaamacada Hargeysa (SAWIRRO)
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo ay maanta 04/09/2016, ka qalinjebiyeen dufcadii 13aad ee wax...
USA: FBI-da Oo Shaacisay Xogtii Baadhitaanka Emailada Hillary Clinton
Hargeysa (SL.Post) Hay’ada FBI-da, ayaa shaacisay xog dheeraad ah oo ku aadan baadhitaankii ay ku wadeen Emailada Hillary Clinton oo loo haystay inay si...
Puntland Oo Ka Hadashay Diiwaangelinta Codbixinta Doorashooyinka Somaliland Ee Ka Socota Sool
(SL.Post) Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa ka hadlay Diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ee ka socda gobolka Sool. “Amniga Puntland wuu wanaagsan...
“Xukuumaddu Waxa Ay Baankii Ka Dhigtay, Bakhaar Lagu Xareeyo Lacagta Duuga Ah” Xildhibaan Xoog
Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah guddida arrimaha guddaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si faah-faahsan uga hadlay xeerka...
Siyaasiga Xamarji Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay
Haregysa (SL.Post) Siyaasiga Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji, ayaa markii u horaysay ka hadlay, Lixda goobood ee lagu muransanyahay ee Waqooyiga Magaalada Hargaisa, wuxuuna ayaan...
Rab-shado Ka Dhacay Laasacaanood Iyo Iska Hor-maad Dhex-maray Dad Shacab Ah Iyo Ciidamada Amaanka (SAWIRRO)
Lascaanood (SL.Post) Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in maanta ay dibad-baxyo rabshada wata oo laga soo horjeedo dilal maalmihii u danbeeyay ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

