Home“Xuduudka Hargeysa Iyo Boorama Waalla Yaqaanaa, Ee Dadku Haku Iimaan Qabaan In...

“Xuduudka Hargeysa Iyo Boorama Waalla Yaqaanaa, Ee Dadku Haku Iimaan Qabaan In Xuduudaha Gobolladu Yihiin Kuwii Lixdankii” Muuse Biixi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee  KULMIYE ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay Muranka ka taagan Lixda Goobood ee Waqooyiga Hargeysa ee Xukuumaddu doonayso inay ka qabato Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Somaliland.

 

maxresdefault

 

 

Muuse Biixi Cabdi wuxuu hadalkan sheegay mar uu khudbad ka jeediyay Munaasibad loo qabtay Arday ka qallin-jabisay Jaamacadda TIMA-CADDE ee Magaalada Gabiley, ayaa sheegay in Xuduudka Gobollada Somaliland ku salaysan yihiin kuwii Lixdankii ee uu ka tagay Gumaystihii Ingiriiska, sidaa daraadeed loo baahan yahay in Dadku ku iimaan qabaan xuduudahaas oo Dastuurka Somaliland iyo Xeerka Dawladaha Hoose-na qeexayo.

 

 

“Xuduudaha Gobolladu waa kuwii uu gumaystuhu ka tagay. Degmadii Hargeysa iyo Degmadii Boorama ee Lixdankii waxa xuduudkooda qoray Ingiriiska waanna la yaqaannaa, wax alaale iyo wax xadkaa laga beddelayaa ma jiro, ee Dadweynuhu haku iimaan qabaan in xuduudaha Gobolladu yihiin kuwii Lixdankii, kaas oo Dastuurkuna sheegay, Xeerka Dawladaha hoose-na sheegay.” ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

 

 

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE waxa kale oo uu  Madax-dhaqameedka Gobollada Galbeedka Somaliland ugu baaqay in si miyir qabta looga wada-hadlo wixii la la isku hayo oo la is-fahmo, halkii Warbaahinta la iskaga hanjabi lahaa.

 

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories