Home“Midnimadii Somaliland Iyo Somalia Waxa 1977 Kharibay Siyaad Barre, Waxaana Sannadkan Sii...

“Midnimadii Somaliland Iyo Somalia Waxa 1977 Kharibay Siyaad Barre, Waxaana Sannadkan Sii Baabi’iyay Xasan Sheekh” Ismaaciil Buubaa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa  (SL.Post) Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa tilmaamay in Maxamed Siyaad Barre uu sannadkii 1977 qaribay midnimada Somaliland iyo Somaliya ee lixdankii, islamarkaana uu Madaxweynaha hadda ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud sannadkan 2016 sii aasay.

 

ismaciil-Buubaa

Prof Buubaa, ayaa qoraalo uu baahiyay, wuxuu kaloo ku sheegay in madaxbanaani buuxda oo ay Somaliland heshaa faa’iido u tahay dalalka Kenya, Djibouti iyo Itoobiya islamarkaana ay kor u qaadayso ammaanka iyo degenaanshaha gobalka Geeska Afrika, “Midnimadii lixdankii ee Somaliland iyo Somaliya waxa qaribay Siyaad Barre sannadkii 1977, waxaana sannadkan 2016 sii baabiiyay Xasan Sheekh Maxamuud.” ayuu yidhi Buubaa.

 

Isagoo ka hadlaya faa’iidada aqoonsiga Somaliland u leeyahay gobalka Geeska Afrika, wuxuu yidhi  “Kenya, Itoobiya iyo Djibouti dhammaantood way ka faa’iidi doonaan aqoonsiga Somaliland, nabadgelyada iyo amniga gobalkuna wuu si wanaagsanaan doonaa.”

 

Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu Prof Buubaa yidhi “Madaxbanaani sharci ah oo Somaliland la siiyaa waxay xal u noqon doontaa caqabadaha siyaasadeed ee horyaala nabad ka dhex aslaaxda dalalka gobalka Geeska Afrika.”

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories