HomeXukuumadda Somaliland Iyo Laba Dal Oo Kale Oo Iska Kaashanaya Xakamaynta Tahriibka

Xukuumadda Somaliland Iyo Laba Dal Oo Kale Oo Iska Kaashanaya Xakamaynta Tahriibka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post)  Wefti ka socday Somaliland ayaa Todobaadkii hore Magaalada addis-ababa ee dalka itoobiya kaga qeyb-galay shirweynaha lixaad ee Guddiga heer gobol ee tahriibta oo isku dhafan.

2-tahriib

Shirkan waxaa lagaga hadlay sidii la saga kaashan lahaa la dagaalanka tahriibinta dadka iyadoo hawsha sees looga dhigayo qiimaha aadamauhu leeyahay iyo hanaanka baayacmushtarka noqday ee xiligan loo tahriibiyo dhalinyarrada.

Madaxa Ergada Somaliland uga qeyb-gashay Shirkaa Brigadier General Maxamed Cismaan Caalin oo ah taliyaha laanta Socdaalka Somaliland oo wareysi siiyey wakaalada wararka Itoobiya ee ENA ayaa sheegay in Somaliland go’aansatay inay qaab kalsooni leh Itoobiya ugala shaqayso sidii loo joojin lahaa waxyeelada ay maalinba ta xigta la imanayso tahriibinta aadamuhu, iyadoo Somaliland aaminsan in mas’uuliyada ka hortagga tahriibtu ay qoorta u sudhan tahay dawladaha Qaaradda.

Taliyaha laanta socdaalka Somaliland waxa kale oo uu sheegay in Itoobiya iyo Somaliland ay iskaashi adag  leeyihiin kana wada shaqeeyaan dhinacyo badan oo dhanka horumarka ah, iskaashigooduna saameeyo dhinacyada Diblumaasiyadda, dhaqaalaha, ganacsiga, waxbarashada, ammaanka iyo arrimo kale oo khuseeya mandaqadda.

Madaxa Weftiga Somaliland waxa uu sheegay in la dagaalanka tahriibta dadku aanay ahayn arrin u sahlan wadamada Gobolka, sidaa darteed ay lama huraan tahay in dedaal iyo iskaashi ay la yimaadaan wadamada Gobolka iyo ururrada caalamiga ahiba. Halka sidoo kale uu bogaadiyey doorka ay Itoobiya ka qaadato soo dhoweynta dadka Qaxoontiga ah ee ka soo cararaya meelo ka mid ah gobolka laftiisa.

Taliyaha laanta socdaalku  waxa kale oo uu halkaa ka caddeeyey in dawladda Somaliland ballan-qaadayso inay Itoobiya kala shaqayso hanaanka lagula dagaalamayo tahriibinta dadka, laguna yaraynayo dhibaatada qaxootinimada.

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories