Jawaabtii Madaxtooyada, iyo jiibtii Faysal! – Qalinka: Maxamed Haaruun
Dusduskiyo khiyaamadu. Haday dunida ceeb tahay. Noo dabeecad weeyaan. (Gaariye) Wax loo shan tiriyo ba, shalay baa warkii yimid. Doorashadii baarlamaanku wakhtigii la isku ogaa ma ku...
Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran oo Shacabka Hambalyo u diray, kana hadlay Arrimo Dhowr ah
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa shacabka Somaliland, umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaanba bulsho-weynta Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal Adxaha awgeed. Guddoomiyaha...
Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo iyo Codsi is-barkan munaasibadda Awgeed u diray Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamka Hambalyo u diray munaasibada Ciidal Adxa awgeed, waxaanu...
Guddoomiye Muuse Biixi oo ka Hadlay Go’aanka Madaxweynuhu ku kala Qaaday Doorashooyinka iyo Mowqifka Xisbiga WADDANI ka qaatay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aankii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo Ka Gaadhay Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada
Hargeysa (SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadley muddo kordhinta loo sameeyey Golaha Wakiillada, waxaana uu sheegay...
Xisbiga WADDANI Oo Qaadacay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Doorashada Madaxtooyada Iyo Wakiillada
Hargeysa (SL.Post) Xoghaya guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillahi Uur-cadde, ayaa si adag uga horyimid Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku...
Guddoomiye Cirro Oo Masuuliyiin Cusub Magacaabay
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi (Cirro), ayaa masuuliyiin cusub oo xisbiga ah magacaabay. Halkan ka hoose ka dheeho magacaabista...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

