HomeHargeysa: Warbaahinta Ka Jawaabtay Weedho Xanaf Leh Oo Ka Soo Yeedhay Wasiirka...

Hargeysa: Warbaahinta Ka Jawaabtay Weedho Xanaf Leh Oo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Madaxtooyada

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa  (SL.Post) Qaar ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl-gala magaalada Hargeysa, ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu hore Warbaahinta ugu jeediyay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Maxamuud Xaashi  Cabdi, kaas oo ku tilmaamay in Saxaafadu ay ku sifowday hanaan ku safowday qaab budhcadnimo ah.

 

warbaahinta

 

Wariyeyaashan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Hargeysa warbaahintu qabatay, ayaa tibaaxuhu sheegeen inuu ka war-helay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, waxaanu adeegsaday olole iyo  awaamiir salka ku haysa inaan warbaahinu tebin eedahan loo jeediyay.

 

 

Dhinaca kale Wasiir Xaashi ayaa amray in aanay Saxaafadu baahin muuqaalo iyo Sawirro ku taxaluuqa jawaabta iyo eedahan loo jeediyay isaga (Wasiirka Madaxtooyada).

 

La soco goor dhow warkan oo faaf-faahsan.

 

 

Somalilandpost.Net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories