Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Hambalyada Ciida U Diray Shacabka

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacabka reer Somaliland     Halkan ka daawo.   Somalilandpost.net

Hanjabaadii Wasiirka Madaxtooyadu U Jeediyey Warbaahinta Oo Ficil Isku Badashay Iyo Wariye Xalay Lagu Dhaawacay Hargeysa

Hargeysa (SL.Post) Hanjabaadii wasiirka madaxtooyada somaliland u jeediyey qaybaha kala duwan ee warbaahinta somaliland ayaa u muuqata mid ficil isku badashay.     Wariye Khadar Cabdi Xasan...

Guddoomiye Cirro Oo Shacbiga Somaliland iyo Ummadda Islaamka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Adxa

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magacasii, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida...

Qoyska Halgamaa Sheekh Bashii Oo Wasiirka Madaxtooyada Ku Eedeeyay Inuu Hormood U Yahay Qorshe Lagu Iibinayo Iskuulka Sheekh Bashiir

Hargeysa  (SL.Post)  Qaar ka mid ah Qoyska reer Sheekh Bashiir, ayaa Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay inuu qayb ka yahay koox ay...

 Madaxweynaha Somaliland Oo Salaada Ciida La  Tukaday Shacbiga (SAWIRRO)

Hargeysa  (SLL.Post)  Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta la Ciiday Kumanaan ka mid ah Shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa, Hambalyana u...

Xanshashaq: Sidee dadku wax u xadaa? – W/Q: Xasan C. Madar

"Ma waxad u malaynaysaa in qufulku gurigaaga ka difaaco tuugta? Kama ilaaliyo, wuxuse ka ilaaliyaa in dadka caadiga ahi ku xadaan?" Sidaa waxa yidhi...

DAAWO: Sidee Ku Bilaabantay Taariikhda Hijriyadu (Xogta Dahsoon)

Ka hor cahdigii uu khaliifada hayey cumar Bin Khadaab Muslimiintu waxay isticmaali jireen oo keliya taariik bilaha uun ku kooban sidii ay carabtuba tirsiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img