Home"In La Yidhaahdo Labadii Doorasho Ayaa La Kala Qaadayaa, Qaranka Waa Ku...

“In La Yidhaahdo Labadii Doorasho Ayaa La Kala Qaadayaa, Qaranka Waa Ku Ceeb” Axmed Muumin Seed

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed,  ayaa sheegay in go’aanka Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku kala qaaday doorashooyinka Golaha  Wakiillada iyo Madaxtooyada ay caqabad ku tahay dawladnimada Somaliland.

 

gud-ahmed-mumin-seed

 

 

“Runtii dalku waxa uu maanta ku jira marxalada adag oo doorashooyinkii loo diyaar garoobayo, doorasho marka la maqlo waxa innooga masuul ah oo sharci ahaan loo igmaday komishanka doorashooyinka qaranka oo toddoba xubnood ah iyaga ayaa masuul ah doorashooyinka iyaga ayaa masuul ka ah ku dhawaaqida natiijada cid ku guulaysatay doorashada masuuliyada doorashooyinka oo dhami waxa uu saran tahay komishanka doorashooyinka qaranka.” ayuu yidhi Guddoomiye ku xigeenka WADDANI oo u waramay HCTV.

 

 

Axmed Muumin Seed waxa uu intaas ku daray,  “Waxa Aanu  heshiis ku galnay in la isa saaro labada doorasho ee Madaxtooyadda iyo gollaha wakiillada oo heshiis aanu saxeexnay ayaa ahaa marki danbe waxa loo gudbiyay maxkamadda sare go’aan ayay ka soo saartay go’aankaa ayaynu qaadanay in maanta Somaliland laga sheekeeyo doorashadii ayaa la kala qaadayaa qaranka ceeb ayay ku tahay in maanta shicibka Somaliland ay maqlaan doorashada Madaxtooyadda iyo gollaha wakiillada ayaa la kala saaraya qaranka ceeb yaya ku tahay beesha caalamka arrin fajiciso ah yaya ku noqotay.” Axmed Muumin Seed.

 

 

Axmed Muumin Seed beeniyay khilaaf la sheegay in uu u dhaxeeyo isaga iyo Guddoomiye Cirro, waxa uu ku jawaabay  “Aniga iyo guddoomiyahaygu wali bishi way bilatay iskumaan qaban, Anigu guddoomiyahayga waxaan ku ixtiraamaa in guddoomiye ii yahay oo iga sareeyo isagu waxa uu igu ixtiraama in aan ku xigeenkiisi ahay insha allah tacaala anaga oo midaysan ayaa shirka gollaha dhexe ka gudbi doonaa.”

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories