Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Maxkamadda Sare Oo Todobaadka Soo Socda Guddo-galaysa Dacawadii  Xisbiga UCID

  Hargeysa  (SL.Post) Maxkamadda sare ee  Somaliland,  ayaa maalinta Axada ee todobaadkan soo socda bilaabaysa dhagaysiga dacwadda xisbiga UCID, ka dib markii uu guddoomiye Faysal...

Dr. Adna Aadan Oo Urur Gobolkeed IGAD Ugu Baaqday Inay Dib U Eegaan Taariikhda Somaliland 

Hargeysa  (SL.Post) Dr. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa urur goboleedka IGAD ugu baaqday inay dib u eegaan taariikhda oo ay aqoonsadaan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.         Dr. Edna...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Dibeda Ee Ingiriiska

Hargeysa  (Sl.Post)  Madaxweynaha oo Kulan La yeeshay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Dawlada Ingiriiska.     Halkan ka daawo. Somalilandpost.net

“Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland Waa Mid Lama Taabtaan Ah, Mana Jiro Haba Yaraatee Hammi Iyo Himilo Salka Ku Haysa In Dib Loola Midoobo Dalkii Aanu...

Hargeysa (SL,Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Shirka Madaxda Urur-goboleedka IGAD ee xalay lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Muqdisho ee Caasimadda...

Wadamada Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Oo Shir Deg Deg Ah Ka Yeeshay Go’aanka Madaxweyne Sillanyo Dib Ugu Dhigay Doorashada Golaha Wakiilada

  Hargeysa (SL.Post) adamada Somaliland ka taageera maalgelinta doorashooyinka Somaliland, ayaa shir deg deg ah ka yeeshay go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada...

Ururka SOLJA Oo Xukuumadda Uga Digay Inay Xeerka Saxaafadda Burburiso

  Hargeysa (SL.Post) Ururka saxaafadda ee SOLJA ayaa ka jawaabay hadalo hanjabaad iyo digniin isugu jira oo ay wasiiro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo warbaahinta...

“IGAD Waxaan Leeyahay Marnaba Ha Isku Khaldina Somaliland Iyo Somalia” Wasiirka arrimaha dibada

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire,  ayaa ka hadlay Shirka IGAD ee shalay ka furmay Muqdisho, waxaanu sheegay in Shirkaasi aanu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img