Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Xukuumadda Oo Cadaysay In Diiwaangelinta CodbixintaLaga Bilaabayo Goobaha Lagu Muransan Yahay Ee Waqooyiga Hargeysa 

Hargeysa  (SL.Post) Xukuummada Somaliland, ayaa cadaysay in diiwaangalinta codbixiyayaasha laga bilaabayo lix goobood oo Waqooyiga Hargeysa ah taasi oo muran xoogani  ka taagnaa 25sano...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay  Dacwad Ay Somalia Ka Gudbisay Qusulka Turkig U Fadhiya  Hargeysa

Hargeysa  (SL.Post) Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil Kayse, ayaa ka hadlay dacawad ka dhan ah Qusulika dalka Turkiga u...

Muran Ka Taagan Dhaqaalaha Ku Baxaya Doorashada Somalia

(SL.Post) Madaxda madasha Wada-tashiga, ayaa lagu wadaa inay dhimaan tirada ergooyinka soo xulaysa Xildhibaanada, iyadoo wali la isku afgaran la’yahay qarashka ku baxaya doorashooyinka.     Kulamo...

Wasaarada Arrimaha Dibada Oo Ka Hadashay  Safar Wasiir Sacad Ku Joogo Masar

Hargeysa  (SL.Post) Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse), ayaa ka hadlay ujeedada safar wefti uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibada...

“Ummadi Goormay Jabtaa Oo Foof-daran Habow Ku Dhacaa…” Sheekh Aadan Siiro

  Hargeysa (SL.Post) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee kaga hadlay xaalada siyasaadeed ee Somaliland , gaar ahaan Heshiiskii Dekedda...

Somalia Oo Turkiga U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah In Baasaaboorka Somaliland Lagu Tago Dalka Turkiga

Hargeysa  (SL.Post) Dawladda Somaliya ayaa warqad diblomaasiyadeed oo dacwad ah u dirtay dawladda Turkiga, gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda.         Ilo xogogogaala ayaa Geeska Afrika  oo...

“Dawlado Ayaa Is Ictiraafa Ee Qaramada Midoobay Wax Ma Ictiraafto” Ismaaciil Buubaa

Hargeysa  (SL.Post) Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay Doorashooyinka, waxaanu ku taliyey in la tixgeliyo wakhtiga loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img