Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Waa Maxay Dan Qaran? W/Q Mohamed Hagi

Dan qaran waa siyaasadda ummad dawladnimo qaadatay oo leh dhul, dad, dawlad iyo khayraad u gaar ahi ay tahay in ay dajisato ka dib...

“Khatarta Ka Dhalan Karta Weedhan Macnaheedu Yahay….” W/Q. Khadar Aar

Soomalidu waa dad wadaaga Af ,dhaqan,dhul iyo Diin ,umadkasta oo Ilahay abuuray waxa uu u sameeyay dhaqan ,nolol ,deegaan iyo Af ay kaga duwan...

Madaxweyne, Waxaad Samaysay Isbeddel Wanaagsan, Ee Hoos U Eeg Hay’adaha Dhaqaalaha Ee Hawl-gabay – W/Q: Mowliid Aadan Cumar

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaan leeyahay Mudane Madaxweyne waxaad samaysay isku beddel iyo Magacaabis waafi ah oo ay Waxgaradka iyo Shacabka Somaliland  aad...

Muqdisho: Baanka Somalia Oo Lacag Laga Dhacay

Muqdisho (SL.Post) Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo maanta xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay warar...

“Marxalad Kala Guur Ah Ayaa La Galay, Hoggaankii Dalkana Dabac Weyn Ayaa Ka Muuqda” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah golaha wakiilada, kana tirsan xisbiga Waddani, ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo...

Madaxweynaha Somalia Oo Ka Qayb-galay Aaska Gen. Cali Samatar

Muqdisho (SL.Post) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda maamul-goboleedyada qaar ka mid ah,  ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga...

Wasiirka Arimaha Guddaha Oo Kormeeray Diiwaangelinta Ka Socota Gobolka Sool

Lasacaanood (SL.Post Wasiirka Wasarada arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto Diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img