HomeMuran Ka Taagan Dhaqaalaha Ku Baxaya Doorashada Somalia

Muran Ka Taagan Dhaqaalaha Ku Baxaya Doorashada Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Madaxda madasha Wada-tashiga, ayaa lagu wadaa inay dhimaan tirada ergooyinka soo xulaysa Xildhibaanada, iyadoo wali la isku afgaran la’yahay qarashka ku baxaya doorashooyinka.

 

 

Kulamo ay  Madaxda dowladda iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka iyo Hey’adaha deeq bixiyeyaasha ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka.

 

 

Arrimaha la isku haayo ayaa waxaa ka mid ah qaabka loo maamulayo dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka, iyadoo xubnaha Beesha Caalamka ay dalbanayaan in la cadeeyo dhaqaalaha ku baxaya hanaanka doorashooyinka dadban.

 

 

Sidoo kale waxaa ay dood ka taan tahay xaraynta ergada 14025 iyo dhaqaalaha ku baxaya, waxa la isku hayaa cida bixineysa dhaqaalaha intaas la eg ee ku baxeysa xareynta ergooyinka.

 

 

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalmo ka hor la kulma Madaxa UNDP Helen Clark oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dhaqaalaha ku baxaya.

 

 

 

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Keatin ayaa sidoo kale la kulmay Madaxda dowladda iyo Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal, kuwaasoo uu kala hadlay qorshayaasha doorashooyinka iyo dhaqaalaha ku baxaya.

 

 

Shirkii Madasha ee ugu dambeeyay ayay xubnaha Beesha Caalamka ku soo bandhigeen in maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka ay bixiyaan qeyb ka mid ah dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka, taasoo ay diideen xubnaha dowlad goboleedyada.

 

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories