Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Wareegto Ka Soo Saaray Lixda Goobood Ee Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka cusub ee Wasaarada arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay muranka ka taagan goobaha Diiwaangelinta codbixiyaasha ee...

Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Oo Madaxweyne Siilaanyo U Soo Jeediyay Inuu Qabto Shir Qaran Oo Loo Dhaqan Yahay

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Madasha wadatashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac,  ayaa Madaxwayne Siilaanyo soo jeediyay  inuu shir qaran oo loo dhanyahay iskugu yeedho dhamaan shacabka...

Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Guddaha Oo Xilkii La Wareegay

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka cusub ee Wasaarada arrimaha guddaha oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Siilaanyo Yaasiin X. Maxamuud  Xiir (Faratoon), ayaa xilkii...

Abwaan Laab-saalax Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Baxay Kooxda Xidigaha Geeska

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyihii kooxda fanka ee Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa sababeeyay ujeedada keentay in aanu ka sii mid ahaan kooxda...

“Dawlad Jirta Ayaa Wax Gudbisa Ee Tuugo Meel Iskugu Tagtay Oo Magaca Somalia Wax Ku Cunaysa, Waxay Inaga Qaadayan Ma Jirto” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dacawadaay dawlada Somaaliya ka gudbisay Qunsulka Turkiga u fadhiya magaalada Hargeysa ee ku...

“Ujeedada Sool La Ii Geeyay Waa In Aan Fuliyo Siyaasadda Dawladda” Ramaax

Hargeysa  (SL.Post)  Guddoomiyihii hore ee gobolka awdal ahna Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool Maxamed Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda...

“Warancadde Wax Khilaaf Ah Oo Isaga Iyo Madaxweynaha Ka Dhex-jiraa Ma Jiro” Wasiir Caddami

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay xilka safiirnimo ee loo magacaabay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img