Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

“Haddii Mashruucan Maalgashi Sidii General Energy Eex Iyo Qaraabo Loo Bixiyo…” Cali-guray

Hargeysa (SL.Post) Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee  xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed  Yuusuf (Cali Guray),   ayaa ka hadlay go,aankii ay golaha wakiiladu...

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

Hargeysa  (SL.Post) Masuuliyiinta Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay natiijada Imxtiraanka shahaadiga ee Dugsiyada sare iyo dhexe ee fasallada 4-aad...

Siyaasi Ismaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Wada -hadallada Cali Khaliif iyo Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SL.Post) Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo waraysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Afrika ayaa ka ka hadlay xidhiidhka siyaasadaha Soomaaliya iyo xidhiidhka ka...

“Masuuliyada Iyo Fadeexada Golaha Ka Dhacday, Waxa Iska Leh Guddoomiye Cirro” Xildhibaan Qabile

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Guddoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  (Cirro) ku eedeeyay sabab...

“Doorasho Golaha Kamay Dhicin, Caqlina Maanta Ma Talin Ee Calooshaa Shaqaysay” Xildhibaan Siciid Cartan

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah afartii mudane ee maanat diiday go'aankii  Golaha Wakiilladu ku meel-mariyeen heshiiskii dhawaan Xukuumaddu la...

“Dekedda Berbera Ama Ta Boosaaso Cid Kasta Oo Tidhaahda, Waanu Maal-gashanaynaa..” Wasiirka Dekedaha Somalia

Hargeysa  (SL.Post)  Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Nuur Faarax Xirsi, ayaa  hadlay maalgelinta dekedaha Soomaaliya iyo shuruudaha ku xidhan cidda doonaysa inay maalgeliso.         “Maadaama aanu dekedaha aanu...

Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Heshiiska Xukuumaddu La Gashay DP World

Hargeysa  (SL.Post) Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ansixiyay heshiiskii ay Xukuumadda Somaliland la gashay shirkada DPWorld ee ku saabsanaa Dekeda Berbera.                         Fadhigan oo uu shirguddoominayay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img