Home"Masuuliyada Iyo Fadeexada Golaha Ka Dhacday, Waxa Iska Leh Guddoomiye Cirro" Xildhibaan...

“Masuuliyada Iyo Fadeexada Golaha Ka Dhacday, Waxa Iska Leh Guddoomiye Cirro” Xildhibaan Qabile

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Guddoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  (Cirro) ku eedeeyay sabab u yahay ansixinta heshiiska ay Xukuumaddu la gashay shirkada DP World.

 

blank

 

 

 

Xildhibaan Qabile oo ansixinta ka dib warbaahinta la hadlay waxa kale oo uu sheegay in Xukuumaddu ay dhaqaale u adeesatay sidii heshiiskani u dhaafi lagaa Golaha Wakiillada.

 

 

“Masuuliyada iyo  fadeexada halkan ka dhacday waxa iska leh Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo hordhaca uu ka bixiyay Guddoomiyuhu , waxa is qabanaya in waxani aanu ahayn wuuu cadeeyay  oo Wasiirrada ayaa inoo sharaxaya ayuu yidhi. Wasiiraduna Halxidhaalahaas wey ka baxeen.” ayuu yidhi Xildhibaan Qabile

 

 

Xildhibaan Qabile oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi  “Xukuumaddu waxay ogayd hanka iyo itaalka Golaha Wakiillada,  sida Roob gudgudaa guri guri bay u gashay oo iyadoo aan u qarain dhaliisheeda ayay ku isticmaashay Hantidii qaranka oo waxay yihiina wey tustay. Sidaa daraadeed Golaha Wakiilladu Guurtidu lama wadagaato Aqalkan qol ku raaga ah ee waliba  sugaya inay ku laaluushto Xukuumaddu ugu balan qaaday.” ayuu yidhi Xildhibaan Qabile

 

 

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile waxa uu sheegay in Golaha  Wakiilladu ay lumiyeen kalsoonidii shacbiga, waxaanu yidhi   “Waxaan filayaa maanta laga bilaabo in Golahani aanu sii jiri doonon, fadeexada ugu weyn Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu uu galay oo han siyasadeed markaad leedahay iyana waxbaa ku sii dheer. Maanta arrinkaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu laba mid buu ku kasban lahaa,  Somaliland babaadadeena oo uu taageero iyo inuu ku dhinto isaga iyo Golihiisu.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories