Toddobaadkii Rejada Ee Somaliland – Qalinkii: Maxamed Cumar Jibriil
Wadahadalada U Furmay Somaliland Iyo Khaatumo, Ansixinta Golaha Wakiilada Ee Shirkada DP World Iyo Odayaashii Somaliland Ee Muqdisho Ku Sugnaa Oo Cadeeyay In La...
Madaxweynaha Somalia Oo Sheegay Inay Xidhiidhka U Jareen Iraan
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dalkiisu xidhiidhka u jaray dawlada Iiraan maadaama ay dawladaasi halis ku tahay dalalka Carabta. Madaxweyne...
Guddoomiye Cirro Oo Bogaadiyay Ardayada Ka Qalin-jabisay Dugsiyada Somaliland
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray dhammaan...
Raysal-wasaare Ku Xigeenka Somalia Oo Qaadacay Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Wadatashiga
Muqdisho (SL.Post) Raysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa ka saluugay qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta aqalka sare ee khuseeya Xubnaha...
Dawlada Somalia Oo Sheegtay Inuu Fashilmay Heshiiska Ay Xukuumadda Somaliland La Gashay DP World
Hargeysa (SL.Post) Dawlada Somaliya, ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashey heshiiska ay xukuumada Somaliand dhawaan la soo gashey shirkada Dp World oo...
Ceerigaabo: Xukuumadda Oo Cafis U Fidisay Maxaabiis
Ceerigaabo (SL.Post) Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay cafis ku sii daysay Maxaabiistii Puntland ee lagaga qabtay dagaalkii ka dhacay bariga gobolka Sanaag oo...
“Somaliland Iyo Somalia Waa Laba Dal Oo Jaar Ah, Cid Nagu Matasha Doorashooyinka Somalia Ka Dhacaya Ma Jirto” Wasiirka Arrimaha Dibada
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa sheegay in Xukuumdad ahaan ay u taagan yihiin madaxbanaanida Somaliland, islamarkaana ay ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

