HomeNatiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa  (SL.Post) Masuuliyiinta Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay natiijada Imxtiraanka shahaadiga ee Dugsiyada sare iyo dhexe ee fasallada 4-aad iyo 8-aad

 

hqdefault

 

 

 

 

 

 

Shir jaraa’id lagaga dhawaaqayay Imtixaanaadka ayaa waxa goob joog ka ahaa Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi-dheere), Guddoomiyaha Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax iyo mas’uuliyiin kale.

 

 

Wasiirka waxbarashadda iyo tacliinta Sare Cabdilaahi Ibraahim Habane oo sharaxaya ardayda iyo dugsiyadda ay ka kooban yihiin ardayda imtixaanka u fadhiistay waxa uu yidhi “ dugsiyadda hoose dhexe oo iskugu jira kuwo gaarka loo leeyahay iyo kuwo dawladda waxay ka koobnaayeen saddex boqol iyo todoba iyo konton Dugsi (357), dugsiyada sare oo iskugu jira kuwo gaarka loo leeyahay iyo kuwo Dawladdu maamusho waxay ka koobnaayeen boqol iyo sideed dugsi (108)”

 

Mar uu sharaxayey ardayda dugsiyadda sare iyo kuwo dhexeba inta ay ka koobnaayeen,  waxa uu yidhi “Shan iyo toban kun iyo labaatan arday ayaa u fadhiistay dugsiyada hoose iyo dhexe, lix boqol iyo afartan iyo sadax ayaa ka dhacay dugsiyadda dhexe, Dugsiyada sare waxa imtixaanka gallay sagaal kun, sagaal boqol iyo kow iyo toban Arday, waxa dhacay  saddex boqol iyo laba iyo toban  Arday, waxaa halkaasi ka garanaysa inuu jiray dadaal badan oo ay sameeyeen ardaydu oo aad bay wax u akhristeen, galinka dambana way ku soo noqonayeen dugsiyadda waxbarashadda.”

 

 

Waxaanu intaas ku daray “Sanadkan imtixaanka waxa ku hooseeyey ardayda dhigata Arts-ka, waad og tihiin oo dugsiyada sare waxay u qaybsan yihiin Arts iyo Saynis, marka sanadkan waxa is dhigtay waa ardayda Arts oo islahaa wuu jilicsan yahay ayaa sanadkan hoos u dhac ku yimid.”

 

 

Guddoomiyaha imtixaanaadka qaranka Daa’uud  Axmed Faarax ayaa isna ku dhowaaqay tobankii arday ee u sareeyey, waxaanu hambalyo u diray dhamaan ardaydda Somaliland ee imtixaanka ku guulaystay iyo waalidkood oo uu u rajeeyey guul.

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories