Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Oo Mawqifyo Kala Fog Ka Qaba Heshiiska DP World

Hargeysa (SL.Post) Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dood kulul maanta ka yeeshay heshiiska Dekeda Berbera ee ay dhawaan Xukuumaddu la soo gaashay shirkada DP...

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Lala Beegsaday Cusbitaal Ku Yaala Dalka

Quetta (SL.Post) Ugu yaraan 40 qof, ayaa ku dhimatay qarax maanta lala beegsaday Cusbitaal ku yaal magaalada Quetta ee dalka Pakistan.     Qaraxa oo la sheegay...

Dibad-baxyada Ka Socda Itoobiya Oo Maalintii 3-aad Galay Iyo Khasaare Nafeed Oo Laga Soo Sheegayo Inay Ka Dhasheen

Addis-Ababa (SL.Post) Dad badan, ayaa la sheegay in ay ku dhinteen kuwo kalana ku dhaawacmeen magaalada Bahir Dar ee ku taala waqooyiga galbeed ee...

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Fara-gelin Ku Hayso Golaha Wakiillada

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka dayriyay xaalada uu ka suganyahay Goluhu ee heshiiska DP...

Golaha Wakiillada Oo Dood Ka Yeeshay Heshiiska DP World

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhi ay maanta yeesheen  waxay dood ka yeeshay heshiiskii ay todobaadkan Xukuumaddu hor keentay ee DP World...

“Berberi Marnaba Carmal Noqon Mayso Oo Cid Guursata Waayi Mayso” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa mar uu maanta ka doodayay heshiiska ay  Xukuumadda Somaliland...

Farriin Muhiim Ah Oo Ku Socota Xildhibaan Kasta Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland W/Q: Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed, Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta

Xildhibaanka Sharafta badanowWaxaa Maanta Miiskaaga dul saaran oo ku horyaalla Nuqulka Heshiiska Horumarineed ee Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland ay dhawaan la saxeexatay Wadanka Imaaraadka iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img