Home“Dekedda Berbera Ama Ta Boosaaso Cid Kasta Oo Tidhaahda, Waanu Maal-gashanaynaa.." Wasiirka...

“Dekedda Berbera Ama Ta Boosaaso Cid Kasta Oo Tidhaahda, Waanu Maal-gashanaynaa..” Wasiirka Dekedaha Somalia

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa  (SL.Post)  Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Nuur Faarax Xirsi, ayaa  hadlay maalgelinta dekedaha Soomaaliya iyo shuruudaha ku xidhan cidda doonaysa inay maalgeliso.

 

blank

 

 

 

“Maadaama aanu dekedaha aanu aragno hanti qaranka Soomaaliyeed leeyahay, haddana, maanta waxa jira oo cid waliba og tahay hantidaasi ama Dekedahaasi waxay ku jiraan gacmo kala duwan oo maamula, laakiin sharci ahaan iyo nidaam ahaan meesha loo marayo haday malgelin noqoto iyo haday arrin kale noqotaba waa dawladda federaalka ee Soomaaliya. Haddana waxaanu leenahay in dadkaa haya ee Soomaaliyeed, maadaama aanay dhawr iyo labaatankii sano ee ay burburka ku jirtay aanay ka bixin gacantii soomaaliya, waxaanu aqoonsanahay inay mudan yihiin in lagu ilaaliyo oo lagu ixtiraamo gacmahaa, laakiin mar qudha in aanay ka bixin gacanta dadka soomaaliyeed. waxaanu u aragnaa inay horumarintooda iyo maamulkooda ay gacanta ku hayaan, laakiin horumarintooda waxaanu qabnaa qolyaha gacanta ku hayaa inay masuuliyadda labaad leeyihiin, ta koowaadna ay anaga na saaran tahay. Anagoo taa u tixgelinayna  waxaanu kala shaqaynaa horumarintooda iyo balaadhinta iyo wixii maalgelin u helayaba, wax alaale iyo wixii runtii horumar ah ee maamuladdu keenaan aad baanu u soo dhawaynaynaa, laakiin waxaanu doonaynaa in gacmahay ku jirraan lagu ilaaliyo.”

 

 

 

Wasiirka Dekedaha Soomaaliya, waxa uu intaas ku daray,  “Tusaale ahaan dekedda Berbera ama ta Boosaaso ama ta Kismaanyo cid kasta oo timaadaa oo tidhaahda waxaanu doonaynaa in aanu maalgashano, arrinta koowaad waxa weeye dekeddaasi waa intaasoo mitir, markaad intaa in le’eg ku darto kadib ayaa laga wada hadlayaa, markaa aad baan u soo dhawaynaynaa in la maalgashado.” ayuu yidhi Wasiir Nuur Xirsi.

 

 

 

Somaliland.post.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories