Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

XUMANTA WANAAG KU BADAL…W/Q HINDA CABDI SHEEKH

Adunkana aanku nolnahay ma jiro waxaan xuman iyo wanaag lahayn , dadka ma sina sida aanay faruhubau sinayn, iyada oo ay sidaaa tahay haddana...

Berbera: Ciidamada Oo Go’doomiyay Dableydii Dishay Marxuum Casayr Iyo Wararkii U Dambeeyay Ee Hawlgalka 

Berbera(SLpost)-Ciidamada Somaliland ee qaranka iyo Booliska ayaa go’doomiyay kooxdii hubaysnayd ee Salaasadii dilay taliyihii ciidanka Booliska gobalka Saaxil Marxuum Casayr, ka dib markii ay...

Haduu Furuhu Ku Daaliyay Hada Wada La Soo Saaray Gaadhi Bilaa Gure Lagu Wadaayo

Barcelona(Slpost):- Shirkada dalka Sweden laga leeyahay ee Volvo ayaa samaysay baabuur kuwa lagu raaxaysto ah oo aan fure u baahnayn, waxaana badalkii furaha loo...

Talo ku socota Madaxweyne Ahmed Siilaanyo 

Madaxweyne la taliyeyaal hodan baad ka tahay'e, bal hadaba aniguna hal dhaan wado aan rito. Markii aan arkay xaalada wadanku ku jiro, gaar ahaan...

Ganacsade Cabdiraxmaan Boore Oo Ka Hadlay Maxkamada Ingiriiska Ee Uu Kaga Adkaaday Dawlada Jabuuti

UK(SLpost)-Ganacsadaha reer jabuuti ee Cabdiraxmaan Boore oo uu maxkamada dalka Ingiriiska ka dacweeyay madaxweynaha jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa ka guulaystay dawlada jabuuti, waxaana...

Kuuriyada Waqooyi Ayaa Golaha Amaanku uu Ku Soo Rogay Xayiraado Cusub, Waxaanay Kaga Jawaabtay Gantaalo

Hargeysa(Slpost)-Woqooyiga kuuriya ayaa dhowr gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku ridday xeebaheeda bari ee badda, arrintaasi oo u muuqata in ay uga jawaabeyso...

Ganacsade Cabdiraxmaan Boreh Oo Maxkamada Dalka Ingiriiska Kaga Adkaaday Dawlada Jabuuti

Uk(SLpost)-Maxkamad ku taal dalka Britain oo dhagaysanaysay dacwad u dhaxaysay dowladda Jabuuti iyo madaxii hore ee maamulka dakadaha iyo soonka xorta ah ee Djibouti,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img