Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Taliyaha Ciidanka Somaliland Guutada Xaysimo Oo Kormeeray Deegaano Hoos Taga Tuko Raq

Sool(Slpost)-Taliyaha Ciidanka Somaliland Guutada Xaysimo Oo Kormeeray Deegaano Hoos Taga Tuko Raq, waxaan aciidamadu aya sheegeen in ay dalkooda dufaacayaan. https://youtu.be/1oMk36aoGoQ

Halkan Ka Daawo Dhismaha Laga Dhisay Deegaanka Bixin ee Xiisada Dhaliyey

Sool(Slpost)-halkan ka daawo muuqaal laga duubay dhismaha laga dhisay Bixin oo ka tirsan Somaliland, kaas oo ay dhisteen maamul gobaleedka Puntland, waxaana halkaas ka...

Daawo:-Kormeer Madaxda Wasaarada Biyahu Ay Ku Soo Martay Dhaamka Xunba Weyne iyo Faa’idooyinkiisa Oo Laga Hadlay

Hargeysa(Slpost)-Madaxda Wasaarada biyaha ayaa kormeeray shaqo balaadhan oo ka socota dhaamka biyo xidheenka ee Xunbaweyne oo loogu talo galay in xoolaha iyo beeraba laga...

BAMBADII AAN KUU DHIIBAY MA QARXISAY

Muqdisho waxa ay wakhtiyada qaar ahaan jirtay Magaalo Qofkasta oo Soomaliyii uu Janto isla markana uu jeclaysto in uu ku Noolaado amma mar uun...

DILKA SARAKIISHA CIIDAMADA MA FAALBAA QABTAY MISE SIYASAD QARSOONBAA JIRTA?

  BULSHA WAYNTA  REER SOMLILAND WAXA INBADAN DHAGAHOODA KU SOO NOQNOQDAY DILKA SARAAKIISHA CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND, TAAS OO NOQOTAY WAX  KU SOO NOQNOQOTAY DHAGAHOODA DARISNA...

Akhristow ma ka soo baxday waajibkii Ilaahay ku faray dhacdada SAAXIL

Fitnadu way Hurudaa, ILAAHAY ha NACDALO qofkii Toosiya! Waa Xadiis. Hargeysa- Ilaahay markuu bani’aadamka abuuray, waxuu u soo diray Rusul (CS) qoom walba ugu baaqayey...

Daawo:-Kulan Dhexmaray Cabdisalaan Hereri iyo Soomaalida Ku Nool Finland Oo Uu Waayaheeda Mudooyinkanba Soo Gudbinayay

Finland(Slpost)-Waryaha caanka ah ee Cabdisalaan Hereri ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay barnaamijyo xiiso badan oo taabanaya nolasha dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Finland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img