UK(SLpost)-Ganacsadaha reer jabuuti ee Cabdiraxmaan Boore oo uu maxkamada dalka Ingiriiska ka dacweeyay madaxweynaha jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa ka guulaystay dawlada jabuuti, waxaana lagu waayay musq ay ku soo eedeeyeen.