Daawo:-Reer Ceelafweyn Oo u Mudaharaaday Taliyihii Dablaydu Dishay
Ceelafwayn(Slpost)-Dadka magaalada Ceelafweyn ayaa ka mudaharaaday dablaydii dilka u gaysatay taliyihii gobalka Saaxil gaashaanle casayr. https://youtu.be/Bh3GLnKblYo
Daawo:-Cali Xoor Xoor, Maayar Cidin iyo Badhasaabka Saaxil Oo Ka Hadlay Dilkii Dablayda Ee Taliye Casayr
Berbera(Slpost)-Masuuliyiinta gobalka Saaxil ugu saraysa ayaa ka hadashay dilkii dablaydu u gaysatay taliyihii gobalkaas gaashaanle Casayr. https://youtu.be/shnQ6OGOlVU
Daawo Sheeko Gaaban Qosol ( Mushaki Dadka Salaama Milax Ka Cunaaya)
Halkan ka daawo nin mshaki ah oo cuncunka,qufaca iyo waxyaabo badan aaminsan in milaxdu ka dawaynayso iyo cida uu arko oo biyaha kaga daraayo...
Daawo:-Xaflad Lagu Maamusayay Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Duulista Cadaani Oo La Qabtay
Hargeysa(Slpost)-Wasiirkii hore ee wasaarada duulista Cadaani ayaa loo qabtay xaflad lagu maamuusay taas oo ay soo buux dhaafiyeen shaqaalaha wasaaradaas. https://youtu.be/Kqx4K-5RNOQ
Daawo Naxdin:-Muqdisho Haweenay Ku Dhimatay Iyada Oo Wadada Xaadhaysa Qaraxii SYL Oo Ka Tagtay Todoba Caruur Ah
Muqdisho(SLpost)-Haweenay muruq maal ah oo xaadhaysay wadada hor marta hudheelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa ku geeriyootay qaraxii halkaas ka dhacay dhawaan, waxaana war...
Daawo:-“Jamaal Doni Mayno Oo Dooran Mayno” Reer Garadag Oo Faysal Cali Waraabe Sidaas U Sheegay
Garadag(Slpost)-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Garadag ayaa Faysal CalI Waraabe guddoomiyaha xisbiga Ucid si badheedh ah ugu shegay in aanay dooran doonin Jamaal Cali Xuseen https://youtu.be/lfLFJWHv4rA
Daawo:-Dawlada Jabuuti Oo Deeq U Soo Dhirtay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobalka Selel
Selel(Slpost)-Dawlada Jabuuti ayaa deeq raashin iyo saliid isugu jirtay u soo dirtay dadka gobalka Selel ee abaaruhu ay saameeyeen. https://youtu.be/r4IywY0KMRk
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

