HomeXUMANTA WANAAG KU BADAL…W/Q HINDA CABDI SHEEKH

XUMANTA WANAAG KU BADAL…W/Q HINDA CABDI SHEEKH

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Adunkana aanku nolnahay ma jiro waxaan xuman iyo wanaag lahayn , dadka ma sina sida aanay faruhubau sinayn, iyada oo ay sidaaa tahay haddana waa in an ku dadaalnaa in an xumaanata iyo wanaaga aynaan is barbar dhigin oo an markasta ku dadaalno in an wanaaga horumarino.

Han uu soo daadago dulucda mawduuceenan oo an manta kaga hadlayo xumaha iyo wanaaga aadamaha .Wanaaga akhlaaqada ayaa ku jirta ,xishodka , ixtiraamka iimaanka iyo qodobo badan oo aynaan qoral ku so kobi Karin .Shaq si wanaagsan oo aad noqota waxay ku hor seedaysa in ay dadka iyo duunyaduba ka nabad galaan oo aad sharaf iyo cisi kuwada nolaataan, wanaagu waa ka

ku bara muhiimada ay leedahay in aad basharka uu Illahay uumay aad nabad galayo kuwada noolaataan .Waa dareen gooniya oo aydaan adiga iyo qofka xumaha jeceli aydaan ka sinayn marnaba , wanaagu waa ka ku bara in aad xumanta iyo inta jecel ka fogato.Wanaagu waa shay qaaliya oo qof kasta oo bini aadami jecel yahay ,damiirka wanaagsina waa ka ku fara in aad saaxiib la noqoto dadka wanaaga jecel.

Qofka wanaagsani waa qof ka damiir dabacsan qofka xumaha jecel.Waa qof qalbigiisu xumaani marnaba galin , shaydaankuna anuu ka faa’idaysan sida ka xumaha saaxiib ka u ah.Qofka wanaaga jeceli ama wanaaga u dhashay waa qof mar kasta qalbigisu daganaansho dareemayo , waa qof ku dadaalaya in u xumaha ka fogaado iyo inta xumaha jecelba, waa qof marka uu asaxaabtiisa la joogo faraxad iyo rayrayn kula qaata wakhtiga guushoodana ku farxa , jecelna in ay wanaaga badiyaan jecelna isaasaamixida walaal kiisa ay is qabataan .

Runtii qofka wanaaga u saaxiibka ahii noloshisa ma arko wax dhiba waayo qalbigiisu waa nadiif , shaydaan ayaa jira qalbiga dadka xumaha ku beera ,lakin hadana qofku sii u wanaagisa u sii kordho waa in uu digriga Alle badiyaa.

Xumaha

xumuhu waa kan kaa dhiga qof aan damiir lahayn oo aan naxayn ,xumuhu waa kan kuu tilmaamma in aad dadka lidi ku noqoto oo aad ka soo hor jeedsato .xumuhu waa ka kaa soo horjeediya wanaaga iyo u sama falka dadka, waa ka kaa soo hor jeediya guusha walaaladaa , waa kuugu yeedha in aad dadka xaasid ku noqoto, waa ka kuugu yeedha in aad dadka xumaha fartid oo aad ka fogaysid wanaaga .

hadii qofka qalbigiisa xumuhu ku jiro , xishod , ixtiraam akhlaaqad iyo wanaaga   wey kala tagaan ,shaydaanka ayuu u heer yeysan yahay .xumaha qalbiga ayaan laga nafisin damiirkaaga ayaa ku dhibi hadii aad tahay qof xumaha jecel oo aan wanaaga ka talin, xumuhu waa kan ku fara in aanad dadka saamixin ee qalbigaaga ku beera cuqdad aan dhamaanayn.  

 Xumhu ma liibaano hada iyo hadhowba .

Talo soo jeedin:

Qofku waxa u xumanta kaga bixi kara in uu Illahay u noqdo gartana in qofka bini aadamku uu qaldamo, wayo majiro qof aan qaldamin, intaa waa la qaldamayaa lakiin waa in aan ka soo noqonnaa qaladka iyo xumaha .Mar kasta oo wanaagaagu bato waxay micno u tahay inta uu qalbigaagu saafiga yahay , xumaha layskuma jecla ee wanaaga ayaa laysku jecel yahay.

Hadii aad doonayso in aad noqoto qof wanaaga jecel lasaaxiib dadka wanaaga u saaxiibka ah ,ee dulqaadka leh sii aad uga barto wanaaga iyo dul qaadka .Qof wanaagsan oo aad noqota waxay ku saamaxaysaa in aad dadka sharaf ku dhex joogto bulshadana wanaag ku soo kordhiso.

 If iyo Aakhriba waad liibani doontaa hadii aad qalbigaagaDiinta ku dhaydo, waayo shaydaanku qalbigaaga ayuu nabaro ku dhigaa.Noqo qof kaga tilmaaman dadka kale wanaag.Illaahay xumaha ka magan gal.

Wa billaahi tawfiiq.

W/Q: Hinda Cabdi Sheekh

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories