Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Diyaarad Ruushka Ku Burburtay Oo Ay Ku Dhinteen Rakaabkii Saarnaa Oo Dhan

Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah ayaa waxa ay ku burburtay magaalada Rostov-on-Don, ee waddanka Ruushka, iyadoo halkaana ay ku dhinteen dhammaan 55 qof ee...

Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Dagaalkii Jabuuti Ku Soo Qaaday Somaliland Sheegayna Inay Dalka Difaacidoonaan

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxmed Siilanayo ayaa dalka ku soo laabtay kana hadlay waxyaabhii ay ka soow ada hadleen dalka Kuwayt oo u badan caawimooyin, waxa...

Ciidamada Ruusha Oo Sheegay Inay 25 Weerar Ka Fuliyeen Tudamir Si Ay Ciidamada Suuriya U Caawiyaan

Ruushka(Slpost)-Maamulka Ruushka waxa uu sheegayaa in diyaaradohooda dagaalka ay 25 weerar ka fuliyeen dalka Suuriya. Duqeymahaasi ayey sheegayaan inay ku caawinayeen ciidamada dowladda Suuriya oo...

JABUUTI YAA INOO JABIYEY

  Mid ka mida mayorada Somaliland oo Sita Lix sawir oo kur ah, Isla markaana doonaya in isaga iyo qoyskiisaba loo sameeyo passportka 3-da sanno...

WAA MAXAY DOORKA DHALINYARADA EE KU LEE DAHAY HORUMARKA DEEGAANKOODA?

Sidaynu wada ogsoonyahay dhalinyaradu waxa weeye laf dhabarka umadd kasta waana kaydka dhabta ah ee ay haysato, haboonna in si fiican looga faiidaysto, Mujtamac...

MA KULMIYE MISE KA-LUMIYE?

Ma kulmiyay kulmiye balanqaadadii uu shacabka u samaynayay wakhtigii doorashada? Ma kulmiyay kulmiye guud ahaanba umaddii reer Soomaalilaand oo ma ka dhigay mid qudha?...

Elatariya Oo Dhexdhexaadin Ay Gadar Gashay Awgeed Jabuuti Maxaabiis U Soo Daysay

Xukumadda Eritrea ayaa sii deysay afar maxbuus oo u dhashay dalka Djibouti, ka dib dadaallo dhex dhexaadin oo ay dowladda Qadar ka dhex bilowday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img