HomeElatariya Oo Dhexdhexaadin Ay Gadar Gashay Awgeed Jabuuti Maxaabiis U Soo Daysay

Elatariya Oo Dhexdhexaadin Ay Gadar Gashay Awgeed Jabuuti Maxaabiis U Soo Daysay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Xukumadda Eritrea ayaa sii deysay afar maxbuus oo u dhashay dalka Djibouti, ka dib dadaallo dhex dhexaadin oo ay dowladda Qadar ka dhex bilowday labada wadan.

Al-Thani iyo wafdi uu hogaaminayay oo ay maxbuustan la socdeen ayaa waxaa Djibouti ku soo dhaweeyay, Wasiirka Arrimaha dibadda ee Djibouti, Mahmoud Ali Youssouf,wasiirka difaaca ee Djibouti, Hassan Dharar Hufane, iyo Safiirka u fadhiya Qadar Djibouti,  Jassim bin Jaber.Dayuurad ay leedahay Qadar ayaa  Afartan maxbuus ee u dhashay dalka Djibouti, oo xabsiga Eriteria ku jiray muddo sideed sanadood ah geeysay Magaalada Djibouti Jimcihii shalay, waxaana wehliyay, wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qadar, Mohamed bin Abdul Rahman Al Thani.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay dadaalka Qadar, waxaana uu ku tilmaamay sii deynta maxaabiista mid bog cusub u fureysa caadiyeynta xiriirka labada wadan.

Sanadkii 2008dii ayaa muran dhinaca soohdinta ah oo ka dhex oogmay Eriteria iyo Djibouti waxa uu horseeday dagaal dhex maray labada dal oo muddo sadex maalmood ah socday.

Boqolaal ciidamo nabad ilaalin ah oo Qadar ka socday ayaa la geeyay xadka labada dal. Sanadkii 2010kiina labada wadan waxey heshiis nabadeed ku kala saxiixdeen magaalada Dowxa ee dalka Qadar.

VOA

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories