“HADDII DAWLADNIMADU BUKOOTO MAXAA LAGU DAWEEYAA”…… BARKHAD BATUU N
Dawladeena maanta talada dalka haysa maxaa laga dhaxlay muddii ay hogaamineysay qaranka maxaase lagu xasuusan doonaa? Bal ila eeg qodobadan: Dawladnimadu waa hal irmaan oo...
Daawo:-Wasiirka Shaqada Oo Gaadhigiisii V8-ka Ahaa Ugu Deeqay In Loogu Gurmado Dadka Fogfog Ee Ku Abaaraysan Selel iyo Awdal
Awdal(SLpost)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ayaa ugu deeqay gobalka Awdal gaadhigii uu isticmaalijiray ee V*-ka ahaa si loogu gaadhsiiy dadka ku tabaalaysan meelaha fogfog...
Daawo:-Xildhibaan Obama oo Shirgudoonka Wakiilada Ugu Baaqay Inay Iscasilaan Kadib Musuq Baahay oo uu Ku Eedeeyay
Hargeysa(Slpost)-Shir gudoonka golaha wakiilada ayaa isku badal ku sameeyay gudihoosaadyada golaha wakiilada taas oo oo xildhibaan Obama ku eedeeyay in lagga hortagaayo warbixin ay...
Xaalad nololeed oo qalafsan, gabay dareen ka dhashay
1- Cirka gudhay waxaa ceel qalalay, uunka cabanaaya 2- Fallaadhaha cadceeddiyo hanfiga ciidda hurunshowday 3- Ma yeedhaanka cadash aawadii, calal u eekaaday 4- Caloolyowga maatada qaracan,...
Daawo:-Taliyaha Cusub Ee Gobalka Sanaag Oo Xilkii Kala Wareegay kii Hore
Ceerigaabo(Slpost)-Taliyaha cusub ee loo magacaabay goablka Sanaag ayaa xilkii kala wareegay taliyihii hore waxaana xaflsdaas ka soo xaadiray masuuliyiin badan. https://youtu.be/f1KeBcduD_U
“Madaxweynuhu Markasta Oo Uu Dibadda U Baxayo Ma Kaxaysto Wasiirka Arrimaha Dibadda, Waxaanu Kaxaystaa Hadba Arrinka Uu Dibadda U Tagayaa Cidda Ay Khusayso” Sacad
Hargeysa(Slpost)--Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanay jirin sabab qarsoon oo uu uga hadhay weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee dalka Kuwait...
Qarax Gilgilay Dalka Turkyga Oo Weeraro Ay Mudooyinkii U Danbeeyay Ku Socdeen
Turky(SLpost)-Qarax ka dhacay goobta ugu weyn ee ay u dukaamaysi tagaan dalxiisayaasha ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa waxaa ku dhintay ugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

