Gudida Ictiraaf Doonista Somaliland Ee Swedan Oo Lagu Dhawaaqay
Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Dalka Sweden oo Lagu Dhawaaqay. Xubnaha loogu Talogalay in ay u dhaqdhaqaaqaan arimaha Ictiraaf raadinta oo tiradoodu dhantahay 14 Xubnood...
Maskaxdii Ka Danbaysay Weerarkii Paris Oo La Qabtay Sida La Baahiyay
Mid kamid ah raggii sida weyn loo doondoonayay ee lagu eedeynayo weeraradii Paris ayaa nolol lagu qabtay, kaddib markii afar bilood baxsad ahaa. Salax Cabdislam...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Hadlay Khasaaraha iyo Dagaalka Ay Kula Jiraan Al-shbaab
Garoowe(Slpost)-Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay dhimashada dhankooda ee dagaalka ay kooxda Al-shabaab kaga soo degtay badooda, waxaanu sheegay in haatan dagaalku uu ka socdo...
Kuuriyada Koonfureed Oo Si Caragsi Ah U Tijaabisay Gantaalo Ridada Dheer Ah
Hargyesa(Slpost)-Kuuriyada Waqooyi ayaa labo gantaal oo ah kuwa riddada dheer ee ballastikadda ah ku riday badda, dhowr maalmood uun kaddib markii hoggaamiyaha dalkaasi, Kim...
Wafti Imaaraadka Ka Socda Oo Doonayay Inay Waxtaraan Xarunta Agoomaha iyo Jaamacada Hargeysa
Madaxwayne ku xigeenka JSL, ahna ku simaha madaxwaynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan C/laahi Ismaciil (Saylici), ayaa maanta hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti...
Daawo:-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Ku Dhawaaqay Salaad Roob Doon Ah Misaajidadana Fariin U Diray
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka diinta iyo awaafta Sheekh Khaliil ayaa misaajidada ugu baaqay inay salaada kadib ku duceeyaan in alle roobka inoo shubo, waxaanu ka hadlay gargaagarada...
Madaxweynahii Hore Ee Baakistaan Musharaf Oo Loo Ogolaaday Inuu Dalka Ka Bixi Karo
Dubai(SLpost)-Kaligii taliyihii hore ee dalka Pakistan, Pervez Musharaf, oo wajahaya eedeymo ay ka mid yihiin qiyaamo qaran, ayaa maanta ka baxay dalkaas, kadib markii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

